Sign in to follow this  
malistar2012

Wasiirka Garsoorka oo howshiisa si caadi ah u wato continue the good work

Recommended Posts

Wasiirka Garsoorka oo howshiisa si caadi ah u wato

 

faarax-garsoor-3.jpg

 

 

Wasiirka wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo kow ka ahaa Wasiirada xilalkii ay hayeen isku shaandheynta uu ku sameeyay Ra'iisul Wasaaraha ayaa howshiisa caadi usii wada, isagoo dheg jalaq u siin isku shaandheynta Ra'iisul Wasaaraha, isla markaana uu ku dhaqmayo baaqii Madaxweynaha ee ahaa in howshooda sii wadaan Wasiirada.

faarax-garsoor-1.jpg

 

Wasiir Faarax oo maanta soo xeray tababar 3 maalmood shaqaalo ka tirsan Wasaaradda Garsoorka u socday, kaasoo lagu baranayay xiradaha maareynta xafiisyada ayaa wuxuu sheegay Wasiirka Faarax in Wasaarada Garsoorka ay sii wadi doonto isbadalada dhinaca garsoorka lagu sameynayo.

 

faarax-garsoor-2.jpg

Xeritaanka tababarkan ayaa kusoo beegmay xili Ra'iisul Wasaaraha uu isku shaandheyn ku sameeyay xukuumaddiisa, iyadoo wasiirka garsoorka xubnaha la badalay uu kow ka ahaa. waxaana isku shaandeyntaasi ka horyimid oo diiday Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.

 

faarax-garsoor-4.jpg

Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha wuxuu ku faray Wasiirada in howshooda si caadi ah usoo wataan, taasoo muujineysa khilaafka sare ee Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

desperate.com qoslaye people are struggling everywhere. why pretend fake titles and tell the world the government doesn't exist because you can call yourself whatever you want? loooooooool.

 

dowladinimo HAG damjadiidist don't know. i think he is going to need to be forcibly removed from that office. where is the police? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this