Sign in to follow this  
Holac

Suicide bomber took a picture with Norwegian Prime Minister

Recommended Posts

Holac   

000nin_qarxis.jpg

 

Joornaaladda Norway ayaa helay sawir-muujinaya Ninkii isku qarxiyay Magaaladda Buula-Buurde ee galaaftay nolosha Saraakiil-sare oo Ciidamadda AMISOM ee Dalka Jabuuti ka tirsan.

 

Ninkan ayaa taagan gadaasha-dambe ee Reysalwasaarihii hore ee Norway Stoltenberg,waxaana Sirdoonka Norway ee PST ay sheegeen inay ku fashilmeen,ninkaas inay ka ilaaliyaan inuu sawir la galo R/wasaaraha,iyagoo qirtay inuusan ku jirin liiska dadka qatarta ah,maadaama uu ahaa Oday 60-jir oo aan laga fileynin inuu is-qarxiyo,isagoo aaminaya wacdiga ay dhagta ugu shubeen dhalinyaradd yar-yar ee Kooxda Alshabaab.

 

Doodda ugu badan Dalka Norway ayaa maanta noqotay sidee ku dhacday ninkan oo loo yaqaan Ninkan Odayga ahaa ee loo yaqaan C/laahi Axmed Cabdille,laguna naa-naasii jiray (C/laahi-Dheere)inuu sawir la galo R/wasaarihii Norway Stoltenberg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

What does this have to do with "72 virgins"? Anything to mock Islam right?

 

You'll have to excuse burahadeer and xabad. They have a pathological obsession with bashing Islam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this