Sign in to follow this  
Axmed1508736699

Maamulka Puntland threatened by united Galgaduud/Mudug Clan

Recommended Posts

The clan of Baraxleey caused headache, but a unity of Galgaduud major clan could cause big civilwar in the Mudug.

Terrible for Puntland.

 

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2014/09/cabdi-qeybdiid.jpg

 

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2014/09/DSC02796.jpg

 

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2014/09/DSC027271.jpg

 

A unity between Cadaado, Guriceel and Baraxleey is the most nightmare scenario for Maamulka Puntland.

 

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qeybdiid oo ka degay magaalada Cadaado

by A M | Friday, Sep 26, 2014 | 1598 views

 

 

 

 

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shalay gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb, halkaasoo lagu wado in maalmaha soo socda ka furmo shirka loogu gogol xaarayo maamulka Gobolada Dhexe.

 

Wafdiga Cabdi Qeybdiid ayaa qeyb ka ahaa wafuud iyo ergooyin ka kala socotay maamulada gobolada dhexe oo maalmihii u dambeeyay ku qul quleysay magaalada Cadaado.

 

Cabdi Qeybdiid ayaa munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyay magaalada Cadaado, waxaana la filayaa inuu ka qeyb galo shirka maamul u sameynta Gobolada Dhexe.

 

Waxaa uu ka mahadceliyay sida loo soo dhaweeyay, waxaana uu sheegay inuu Cadaado uu u yimid arrimaha shirkaas, isla markaana Ximan iyo Xeeb uu kala hadlayo sidii loo fududayn lahaa bilaabashada shirka.

 

Madaxwaynaha Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa soo dhawayn ka dib sheegay in ergada beelaha gobolada dhexe si rasmi ah ugu casuumay magaalada Cadaado, isagoo sheegay in maalmaha soo socda ay ergo kala duwan imaan doonaan.

 

Dhinaca kale Madaxweynaha Galmudug ayaa la filayaa inuu safar dhulka ah ku aado Galkacyo, kadib markii ay u suura geli weyday inuu diyaarad ku tago garoon diyaaradeed uu sameystay maamulkiisa, hase ahaatee Puntland ay xayiraad saartay.

 

Labada Maamul ayaa waxaa ka dhex bilowday xiisad laga cabsi qabo inay isu rogto gacan ka hadal, waxaana xiisadaas ay saameyn ku yeelatay garoonka diyaaradaha Galkacyo ee ay Puntland gacanta ku heyso oo aan maalmihii la soo dhaafay ka soo degin diyaaradihii ganacsiga ahaa.

 

 

The only option left for maamulka Puntland is to make things good with the people from Gedo. To counter this threat they must do that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this