Sign in to follow this  
Axmed1508736699

This is Gaalkacyo International Airport

Recommended Posts

gooni   

Waa airpor shaqo u baahan, baalaarin iyo dib u dhis in laga wada faaiidaystana ku wanaagsan

Gaalkacyo waa magaalada ugu weyn mudug iyo galgaduud wadooyin badan oo muhiimana soo galaan.

 

Cabdi qaybdiid maamulkiisa waa daciif aan awood u lahayn inuu xataa isbaarooyinka ka qaado wadada isku xirta gelinsoor illaa koonfurta gaalkacyo,markaad weydiiso sababtuna waxaa laguu sheegayaa inaysan jufadiisu deigin wadadaas dheer sidaa darteed uusan awood u lahayn in jufo kale dhaqaalaheeda fara geliyo

 

Soo uma fiicna inuu jufooyinkiisa isku duwo marka hore sharci hogaan iyo cashuur maamul lehna u sameeyo, ka dibna la xisaabtamo maamuladda wax kala dhexeeyaan? Airporkaan labo madfac ku tuuri islaan shaah soo karisaba ha la waayee maxaa macnaa samaynaysaa?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this