Sign in to follow this  
Che -Guevara

Aden Abdulle International Airport Reconstruction

Recommended Posts

Holac   

Is this a secret project? Why don't we see actual construction pictures like other projects underway in the country? Another information black hole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The only country that cares about Somalia is Turkey. I found some construction pictures. It is looking good so far.

 

garoonka-xamar-3.jpg

 

garoonka-xamar-1.jpg

 

garoonka-xamar-2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Xasan Oo Kormeeray Isbitaal Digfeer “DAAWO VIDEO

 

Published on September 15, 2014 by Mowliid · No Comments · 1,159 views

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta kormeeray dhismaha isbitaalka digfeer oo dayactir iyo qalabeyn casri ah ay ku sameeyeen walaalaha Turkiga kaasi oo xiligan la soo gaba gaba gabeeyay qalabeyntiisa.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo wareegay qeybaha uu Isbitaalka ka koobanyahay sida saalada qaliinka, loogu talo galay, xarunta gargaarka deg dega, qololka iyo sariiraha bukaan jiifka ah, iyo qeyba kale oo muhiim ah,

 

Isbtitalkani oo ka mid ah goobaha caafimaad ee ugu casrisan Afrika ayaa waxaa ku sugnaa dhaqaatiir iyo howl wadeeno caafimaad oo u dhashay wadanka Turkiga kuwaasi oo uu madaxweynuhu indha indheynta kadib kulan la qaatay isagoo ku amaanay howsha caawimaada ah ee ay dalkeena ka hayaan,

 

Dr.Ugar Jonkoglu oo ah agaasimaha Isbitaalka ayaa madaxweynaha warbixin ka siiyay howshan caafimaad ee ay wadaan iyo halka ay mareyso.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheeay in Isbitaalka dhawaan xariga laga jari doono isagoo u sheegay dhaqaatiirta Soomaliyeed inay ka faa’iideystaan aqoonta ay dhaqaatiirta Turkiga dalka ku soo kordhiyeen si ay bulshadooda wax ugu taraan.

 

Caafimaadka oo muhiimad gaar ah u leh ummad waliba ayaa ka mid ah goobaha uu dalkeenu ka liitay mudooyinkii bur burka hase ahaatee furitaanka isbitaalka Digfeer ayaa dabooli doonta baahi badan oo dadka Soomaliyeed ay u aadi jireen dalka dibadiisa.

 

 

The Most moderate Hospital in Africa sbitaal Digfeer Mogadishu ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

They need to re surface the runway and add an additional runway in case something happens to the first one.

 

I saw a cockpit youtube video of Adan Cade, and the runway was smeared right in the middle with black stuff.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this