Sign in to follow this  
malistar2012

Puntland has out played Hargeysa by labeling them terrorist now the IC have clo

Recommended Posts

 

Puntland has out played Hargeysa by labeling them terrorist now the IC have closed all doors

 

 

DAAWO: Faysal Waraabe oo Hargeisa ku Noqday “Waxaan soo arkay Inaynu nahay Argagixiso & shabaab go’doon ah (Video)

 

 

Jul 21, 2014 - 54 Aragtiyood

Hargeisa (Kalshaale) Waxaa magaalada hargeisa dib ugu soo laabtay gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee uciday Faysal cali waraabe kaasi oo mudo bil ah ka maqnaa.

 

 

Faysal waraabe ayaa warbaahinta la hadlay ayaa dabooolka ka qaaday xaqiiqda dhabta ah ee uu soo arkay iyo beenta ay usheegayaan Bulshada ku dhaqan Burco iyo Hargeisa.

“Waxaan Soo ogaaday inaynu aasan nahay, oo aynu aduunka ka go’anahay, aynu noqonay meel ay ka buuxaan Argagixis iyo Al-shabaab, dhulkeenana la qaybiyey” ayuu yidhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this