Sign in to follow this  
Holac

A new soccer stadium opens in Garowe

Recommended Posts

Holac   

123.jpgGanacsade C/laahi Sheekh oo loo yaqaan (C/laahi Xalwo)kana mid ah Ganacsadayaasha Puntland ugu caansan ayaa Xarun Dhalinyaradda ku cayaaraan ka furay magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

2759.jpgXaruntan ayaa loogu magac-daray(Puntland Fitness-Center)waxayna noqon-doontaa xarunta Dhalinyaradda lacag-yar ay ku bixiyaan kolka ay Banooniga cayaarayaan,iyadoo Caws Shiinaha laga keenay Garoonkan lagu goglay.

2760.jpgMadaxweynaha Dawladda Puntland C/weli Gaas ayaa furay Xaruntaan,waxaan uu mahad gaar ah u diray Ganacsadihii Xaruntan maalgaliyay ee C/laahi Xalwo,waxaana Ganacsadaha uu balan-qaaday inuu Magaalooyin kale uu ka hirgelin-doono Garoomadan Cawska Shiinaha laga keenay lagu xardhay.

2763.jpg

2761.jpg2762.jpg2764.jpg2765.jpg2767.jpg

765.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this