Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Bannaanbax loogu soo horjeedo heshiis ku sheegii Xamar

Recommended Posts

Banaanbaxii Ka Dhan Ahaa Heshiiskii Sedaxda Gobol ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhabo

 

Waxaa maanta Baydhabo ka dhacay Mudaharaad Balaaran oo dhamaan isugu soo baxeen Bulshada ku dhaqan magaalada, Banaanbaxan ayaa loogasoo horjeeday Heshiiskii Sedaxda Gobol ee ka dhacay Muqdisho iyo Faragalinta Nicholas Kay uu ku hayo Arrimaga Koonfur Galbeed.

 

kk

 

kk

 

kkk

 

kkkkk

 

kkkkk

 

http://www.ishabaydhaba.com/?p=59749

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bannaanbax looga soo Horjeedo Heshiiskii Muqdisho oo ka dhacay Baydhabo

 

Dibadbax weyn oo looga soo horjeedo heshiiskii lagu saxiixay Muqdisho ee xukuumaddu ay sheegtay inay ku heshiisiisay labadii maamul ee Baydhabo lagu dhisay ee saddexda iyo lixda ayaa maanta ka dhacay degmada Baydhabo.

Bannaanbaxan ayaa waxaa ka qaygalay mas'uuliyiinta ugu sarreysa maamulka lixda gobol oo horkacayay dibadbaxa, waxaana dadweynaha ka qaybgalay ay wateen boorar ay ku muujinayaan sida ay heshiiskaas uga soo horjeedaan.

 

Shacabka dibadbaxa ka qaybgalay ayaa ku lugeeyay waddooyinka waawey ee magaaladaas iyagoo ku qaylinayay erayo ay kaga soo horjeedaan madaxda ugu sarreysa dowladda Soomaaliya, wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

 

Ciidamada booliiska gobalka Bay ayaa isku dayay inay joojiyaan bannaanbaxaas, laakiin waxaa ka xoog batay dadweyne careysan oo jiiray ciidamadii isku dayay inay jooojiyaan bannaanbaxaas.

 

Didbadbaxan ayaa waxaa horkacayay Cabdullahi Maxamed Idris (Leesto) oo ka mid ah wasiirrada maamulka Koonfur-galbeed ee lixda gobol ka kooban iyo Yuusuf Maxamed Kheyr, kuwaasoo jeediyay hadallo kulul oo ay ku diidayaan heshiiskaas.

 

Guddoomiyaha ururka haweenka gobalka Baay iyo siyaasiga Yuusuf Maxamed kheyr ayaa sheegay inay dagaal ka xigaan arrimaha Muqdisho ka socda, ayna yihiin kuwo aan ka hirgeli doonin Baydhabo.

 

Bannaabaxan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo maalin ka hor ay Muqdisho ku kala saxiixdeen maamullada Koonfur-galbeed ee lixda gobolk iyo saddexda heshiis ay madaxda dowladda Soomaaliya sheegeen inay muddo ku qaadatay ka soo shaqeyntiisa.

 

Xubnihii heshiiska saxiixay ayaa lagu wargeliyay inay dib ugula noqdaan gobolka Bay oo ay shacabka kasoo dhaadhiciyaan muddo kooban gudaheen, iyadoo aan la ogeyn sida ay taasi ugu suuro-geli karto maadaama uu maanta dhacay dibad-bax looga soo horjeedo heshiiskaas.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

THe federal government could say they are for three states, instead of six., but the problem is the misrepresentation and fabrication of an agreement where one party is missing.

 

How can you make this bogus agreement between Shariif Hasan's brother and another cousin. How can you ignore the Legitimate leadership of South WEst. The United Nation envoy must do his home work before he is duped again. He can't ignore the will of the people Bay & Bakool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Tillamook, The people of Bay & Bakool have a semi legitimate leadership. President Madoobe Noone's leadership is based in Baidoa with the support of the people. They proclaimed a South West state with Baidoa being the future capital. THat might not be feasible with current climate of Al-shabaab and the new Jubba administration.

 

Unlike the propaganda of the big powers, the Jubba administration is provisional one. The federal government with Ethiopia and Ahmed Madoobe, all agreed the Jubba administration should be only Lower Jubba(KIsmaayo), at the moment. They are not running Middle Jubba or Gedo, yet everyone assumes that it is three states. Gedo is divided between al=shabaab, the Kacaan community and the Kenyan troops.

 

Minister Godax Barre is correct , unless the country is liberated all these states are all paper tigers. On the light of all these, the people of Bay led by President Noone, haven't decided yet to abandon their dream of six states or to join three states with Shabeelaha. Arrin si tuugo ah loo dhamaysan karo ma' ahan.

 

Unless they give their consent , you can't manipulate with Shariif Hassan and decide without them.

 

Furthermore, there are no functioning federal states in Somalia other than Puntland. The rest are Political maneuvering, deception, power grab and domination. The people Bay see all these " gacan ku rimis" and they do not accept.

 

Look at the guy from Johar claiming to be the leader of Shabeelle state. No one in Shabeellaha Hoose gave him a consent, no Guurti were convened to discuss and debate , it is all self coronation.

 

Look at the HAG, They trying to grab Lower Shabelle by force and then proclaim a new state.

 

I suggest liberate the country and build a national army and stop empowering militia , tribes and useless political games to further the divide and create new instability.

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Saaxiib, Galbeedi, sheekadaadu waxay noqotay oo kale dayuuraddii Malaysia oo meel loo raaco lagarran waayey:

 

Anigu Jubaland iyo "the powers that be" kumaan su'aalin ee bal ku noqo, and tell us what exactly Madoobe Nuune & company really want?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

waa tahay, aan ku celiyo Lix gobol ayey rabaan. They want he south west. They control two , Jubba administration controls one . The other three are on the play.

 

If Mdoobe Noone is smart, and got some help , he may add Jubada dhexe soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

<cite>
said:</cite>

Tillamook, The people of Bay & Bakool have a semi legitimate leadership. President Madoobe Noone's leadership is based in Baidoa with the support of the people. They proclaimed a South West state with Baidoa being the future capital. THat might not be feasible with current climate of Al-shabaab and the new Jubba administration.

 

Unlike the propaganda of the big powers, the Jubba administration is provisional one. The federal government with Ethiopia and Ahmed Madoobe, all agreed the Jubba administration should be only Lower Jubba(KIsmaayo), at the moment. They are not running Middle Jubba or Gedo, yet everyone assumes that it is three states. Gedo is divided between al=shabaab, the Kacaan community and the Kenyan troops.

 

Minister Godax Barre is correct , unless the country is liberated all these states are all paper tigers. On the light of all these, the people of Bay led by President Noone, haven't decided yet to abandon their dream of six states or to join three states with Shabeelaha. Arrin si tuugo ah loo dhamaysan karo ma' ahan.

 

Unless they give their consent , you can't manipulate with Shariif Hassan and decide without them.

 

Furthermore, there are no functioning federal states in Somalia other than Puntland. The rest are Political maneuvering, deception, power grab and domination. The people Bay see all these " gacan ku rimis" and they do not accept.

Look at the guy from Johar claiming to be the leader of Shabeelle state. No one in Shabeellaha Hoose gave him a consent, no Guurti were convened to discuss and debate , it is all self coronation.

 

Look at the HAG, They trying to grab Lower Shabelle by force and then proclaim a new state.

 

I suggest liberate the country and build a national army and stop empowering militia , tribes and useless political games to further the divide and create new instability.

 

You got it wrong saxiib. The Shabelle state president Mudane Mardaadi hails from the **** sub clan. The vice president is a shabelle dhexe native. So sidaa ula sooco this aint no HAG thing solely everyone is part of the maamul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Cadale, I stand corrected. Hag This HAG that kii baa nala fogaatay. Waxaanse la qabsanay wixii xunba Xaawaa lewh. Laakiin Nimankiinan HAG rag dulqaad badan ayaad tihiin, ilayn waataasoo habeen iyo maalin waynu idin saaran nahay. I have no issue with **** being in charge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this