Sign in to follow this  
Dr_Osman

Famous Somali Sharif Jeeg Says HAG Have Looted Somali Oldest Mosque

Recommended Posts

Dr_Osman   

Shariif Jeeg "Xamar waxaan la yaabay Masaajidkii Arbaca-Rukun oo guri laga dhigtey" [Maqal]

 

Jilaaga Cismaan Shariif Jeeg oo ka mid ahaa ´jiray Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Soomaaliya ooa 24-kii sanno ee u dambasay ku noolaa dalka Maraykanka, ayaa dhawaan booqasho kooban ku tegay magaalada Muqdisho, Jilaaga ayaa waxyaabihii uu aadka ula yaabay uga waramay idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliga.

 

Waraysigan ayuu Shariif Jeeg ku yiri wixii iigu yaabka badnaa ee aan soo arko waxay ahaayeen “Anaga waxaan nahay dad muslimiin ah boqolkiiba boqol, waxaanse la yaabay masaajidkii Arboco Rukun oo ay dad degeen oo ay guri ka dhigteen, markaasi ayaan dalka ka quustey kana soo cararay“.

 

Masaajidka Arboco Rukun (Afarta Tiir) waa kan ugu faca weyn dalka, wuxuuna jiraa illaa kun sano, wuxuu ku yaalaa bartamaha Xamar, gaar ahaan xaafada Xamar Weyne.

 

Jilayaasha iyo dadka fanka ku jira waxaa laga yaabaa in ay yihiin kuwa ugu dambeeya ee ka hadla ama lala xiriiriyo arrimaha diinta, balse iyagii ayaa wax ka yaabiyey arkay.

 

Laakiin Shariif Jeego wuxuu sheegayaa in uu soo arkay dad Soomaaliyeed oo aad isu jecel wali, balse aan haysan hogaan wanaagsan.

 

Wuxuu ka sheegtey nidaamka caddaalada, gaar ahaan guryaha la kala heysto oo uu sheegey in wax ka baddan sedex bilood ay tahay in aad maxkamada ka dabo laabato, isagana uu isaga soo tagay boosas uu ku lahaa Jasiiro oo laga heystey dacwadooda.

 

Masaajidka kale ee faca weyn ee Cabdicasiis oo isaga jira illaa 8 boqol oo sano ayaa waxaa haatan dhisaya dowladda Turkiga oo meesha gadaashiisa ah xeradii mirinaayo ka dhisanaysa safaarad weyn.

 

Halkan ka Dhegayso

 

Dunidaonline.com

 

Audi is here

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2014/06/140605_majaajileyste.shtml?bw=bb&mp=wm&bbcws=1&news=1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is tragic niyoow. I don't know if these people are muslims or not. how could you bililiqo a mosque and build your own house? inkari idinku dhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this