Sign in to follow this  
Dr_Osman

Somaliland 300k Terrorists Are Committing Tax Evasions In Puntland

Recommended Posts

Dr_Osman   

Faalo: Maxaa sabaab u ah dibu dhaca SSC?

 

Last update 17-05-14

 

Sool vs Cayn vs Sanaag

Somaliland vs Khaatumo vs Puntland

 

Cali Khaliif Galayr vs Xagle Toosiye vs Xaabsade,,,,

 

Cali Khaliif Galayr waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta beesha Dhulbahaante waxana uu mar walba isku dayaa in uu u jaheeyo shax cusub taasi oo uu ku jahwareeriyo beeshiisa isaga oo dantiisu tahay dantii garad in uu yahay isla markaana ilaashanaya ganacsigiisa waxaana la cadeeyay in 50.000 ilaa 100.000 dollar lacag gaaraysa uu shire ku leyahay shirkada tellephonada ee Somtel Hargaysa taasina waxay ku khasabtay in uu hantidiisa ilaashado isla markaana uu dhulbahante sida kubada u jahwareeriyo si aysan isugu xirmin iyaga iyo puntland isla markaana aan gobalka sool la keenin shirkad kale oo xaga tellephonada ah gaara ahaana Golis taasi oo uu doonayo si aan booska looga saarin Somtel oo uu cali khaliif galayr ku leeyahay shire,

 

Galayr waxa uu geed dheer iyo geed gaaban ugu jiraa isku dirka iyo kala goynta dhulbahaante iyo dadka kale ee reer Puntland waxana uu qalalsaha ka abuuray oo uu bilaabay tan iyo markii Puntland la asaasayba isaga oo mudo ka dib ka feer asaasay jamhadii SSC taasi oo la ogsoonyahay in uu janiska ka helay xagla toosiye oo ka soo xanaaqay doorashadii uu kula tar tamay General Cabdi Samad Ali Shire waxana uu markaasi ka dhaadhiciyay in uusan ka harin siyaasada si uuu gaaro mansab siyaasadeedna uu sameeyo jamhadaasi fikirkaas waxaa lahaa Cali Khaliif Galayr waxaana uu uga gol lahaa kala kaxaynta iyo kala fogaynta dhulbahante iyo Puntland.

 

Xagla toosiya waxa uu dagaal la galay Somaliland isaga oo ahaa gudoomiyihii SSC waxaana halkaas ka dhacay xasuuqii kal shaalle oo dad badan oo rayid ah ciidamada Somaliland ku xasuuqeen kuwaasi oo lagu duugay baldoosar isla markaana marka uu roobku da,o ay soo baxaana walina aysan Somaliland ka bixin waxa raali galain ah magdhawna laga qaadin hadalna aan la isaga imaan.

 

Iyada oo ay arintaasi taagan tahay xagla toosiye waxa uu heshiis uu gar wadeen ka yahay cali khaliif galayr uu la galay somaliland si loogu maslaxo dhiigii uu dhulbahante ka daadiyyay wax loogu badalo waxana laga dhigay wasiir ilayn awalba dhulbahante loooma dhimanayne waxaa loo dagaalamayay mansab sidii lagu gaari lahaa arintaasna waxaa gun dhig adag u ah cali khaliif galayr oo geed dheer iyo mid gaaban ugu jira kala fogaynta dhulbahante iyo Puntland.

 

Cali khaliif intaa kuma harin waxa uu sameeyay khaatumo waxana uu xarun uga dhigay taleex isaga oo doonayay in ciidamada puntland ee difaaca kaga jira jiidaha hore lagu furo fad qalale kale oo ay iska eegaan,

 

Waxaa la wada ogsoon yahay in taleex oo ay ku sugan yihiin ciidanka daraawiishta puntland ay soo weerareen ciidan khaatumo ah kuwaasi oo xabado ku soo ruday magaalada iyo ciidankba markii ciidankii puntland ka joogi waayay ayay magaalada uga soo baxeen saacado kooban oo ay ciidan khaatumo ah joogeen magaalada waxaa soo galay ciidan somaliland ah kuwaas oo khaatumo ka cayrsaday taleex waxayna ciidankii khaatumo u soo galeen ciidamadii puntland oo ay magaalada kula dagaalameen kuwaasi oo diiday in ay dhiig dhulbahante daadiyaan isla markaana u diiday in taleex shacabka ku nool lagu kor dagaalamo.

 

Kaaga sii darane ciidamada khaatumo ee kuwa puntland la dagaalamaya waxay ka itaal badan yihiin kuwa somaliland ee labada gaari ka soo kaxaysat laascaanood oo ay ka soo careern layaab.

 

Waxaa markaa dib ugu laabtay taleex ciidankii Puntland oo kuwii Somaliland ka saaray taleex markaa wixii ka danbeeyay ciidankii khaatumo waxay ogaadeen khaladkooda iyo in labda ciidan ay kal yihiin mid ay iyaku leeyihiin waa kuwa Puntland iyo kuwo aan u turayn waa kuwa Somaliland oo markii ay taleex soo galayeen madaafiic iska soo hor mariyay si dad badan u dhintaa arintaas oo dhan waxaa sal dhig u ah Cali Khaliif Galayr, oo ah mushkilada mar walba la imanaysa fadqalada ah waxana uu doonayaa in uu ka dhigto Puntland cadawga dhulbahaante isaga oo mar walba toosh been ah ku ifiya Puntland.

 

Cali khaliif waxa uu xooga saaray in laascaanood ay ahaato magaalo Somaliland oo hargaysa laga xukumo waayo waxa uu doonayaa in ay quutaan ganacsigiisa Hargaysa ku xiran waxaana layaab ah kantarolka waqooyi ee lascaanood badeecaada ka soo gasha waxa lagu qaaliyeeyaa canshuurta halka marka ay burco u socdan iyo marka ay laascaanood u kala socdaa si kala duwan loo kala canshuuro badeecada taal laascaanood ee ka timaada waqooyiga waxay ka qaalisan tahay tan taala burco,

 

Dhinaca bari badeecada ka soo gasha laascaanood ama khudaarta ka timaada koonfurta Soomaaliya waxay sheegaan in ay ku wajahanyihiin laascaanood marka ay soo gaaraan Puntland iyaga oo xaqiiqdii ku sii jeda burco ama hargaysa ayay sheegtaan in ay laascaanood ku socdaan saan habayaraatee wax canshuur ah loo saarin oo aan Puntland u canshuurin ,

 

Badeecada ka soo dagta bosaso waxay gashaa ilaa hargaysa canshuurtuna waxay ka jaban tahay tan ka soo tagta berbera ,

 

@

 

la soco qaybta 2aaaaaaad

 

By, koronto Dabaraani

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I urge the Puntland Govt to double any taxes heading to the 300k terrorist enclave, this is required immediately to stop this nonsense of tax evasion that is going on in Puntland. Alot of our businesses traffic doesn't come from the north so we won't lose out much if they leave. I urge u to slap heavy tarrif penalties for anyone trying to use Puntland territories as a way to evade taxes be it in the north or south. This is just totally unacceptable and won't be tolerated. If people want to use Puntland services, nothing is free, you better pay or piss off.

Share this post


Link to post
Share on other sites

But Dr Osman wouldn't heavy tariffs and a doubling of taxes ultimately harm Puntland's Economy? It would just make things more expensive for the locals

 

Even if the Somalilanders and Koonfurians pay little taxes, at least their business expansions would help create jobs for the local people. And more jobs means more prosperity.

 

Taxes in Puntland should be as low as possible, to foster economic growth and prosperity.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Puntland is more free market oriented than Somaliland. Taxation is low in Puntland and this why Burco people ship their livestock at Bosaso rather than Berbera.

 

I don't want Puntland to increase taxes on goods and businesses. Puntlanders are the business friendly people of somalia and we are free market society who die for low taxes.

 

keep it that way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Doctorkennedy what are u talking about south and north businesses creating jobs? hiring 50 people in SOMTEL is not going to change a drop on the unemployment rates. We need manufacturing sector that can hire thousands of people and this requires foreign direct investment from multi national not local telecoms and hawalas in the region. We already have enough of the telecoms and hawalas needed in the region, we need something different where there is an actual demand for like fiber, banking sector, insurance sector, etc.

 

Golis is already the biggest telecommunication company out there in Somalia and we have our own local telcommunications like galcom, orbit, puntland telecome with a regional focus. Amal is already the second biggest hawala out there after dahabshil. Not to mention iftin and tawakal. We are doing just fine in the local industries.

 

What we truly need is more foreign direct investment that can create thousands of jobs to cut down on the unemployment rate, once we can get down on the unemployment rate people can earn an income and save this will create a trickle effect where a service sector will be required to service these new consumers hence more jobs and not to mention those already employed investing into other sectors like buying real estate, businesses, etc create another trickle effect on the economy and more jobs being created.

 

Taxes need to be raised on the northern parts of Somalia. Most of our livestock comes from wardher thru galdogob customs, mudug, nugal,galgaduud, hiiran, bari. Higher taxes should be applied to areas where less business comes from so we can benefit rather then giving them a tax break cause only we are losing at a govt level, tax breaks should be given to those who bring alot of business not less. Sure a few number of people may get employed thru the port but those guys working at the port most are from other parts of somalia and ethiopia and send money back to their regions helping their own economy thru the trickle effect of goods and services, their not our locals.

 

I call upon the Puntland Govt start cracking down on the 300k terrorists, if they want to use Puntland services then they better pay, nothing is for free, we are expected to provide a safe trading environment and maintenance on infrastructure in our environment, yet they use our services and cause wear and tear on it for free is an imoossible idea to entertain.

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Puntland is more free market oriented than Somaliland. Taxation is low in Puntland and this why Burco people ship their livestock at Bosaso rather than Berbera.

 

I don't want Puntland to increase taxes on goods and businesses. Puntlanders are the business friendly people of somalia and we are free market society who die for low taxes.

 

keep it that way.

 

Puntland should take notes from Singapore and Hong Kong. Those 2 free market economies BOOMED within such a short time because of their free-market policies.

 

Puntlanders are very business-savvy people. They could literally transform Puntland into a regional economic powerhouse if they follow the right policies. Low taxes, low regulations, and very little government meddling into the economy.

 

People could be running to Puntland for jobs and opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Doctor Osman, 50 jobs isn't that good but at least it's better than nothing. No one is saying Puntland should rely on Koonfurians or Somalilander people to create jobs for them. All I'm saying is that the Somalilanders may create SOME jobs, which will ultimately be good for everyone.

 

Business and free trade is a win-win situation saaxib.

 

Somali Businessmen living in Uganda and Zambia and Tanzania have created THOUSANDS of jobs for the local population. Imagine those same Somalis moved to Puntland and created jobs there?

 

Why try and punish businesses through high taxation?

 

Puntland's Government should develop a "hands off" policy to the economy. Believe me, Puntland can transform very fast. There just needs to be a concerted effort to convince the Puntland diaspora to invest in their land, to build factories and start employing thousands of people.

 

You guys can make the desert green if you wanted too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this