Sign in to follow this  
Dr_Osman

East & Central Africa Champions Garowe Basketball Team Return Home. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Daawo Sawirada:Reer Puntland oo aan u kala harin soo dhoweynta Halyeeyada Garowe City Stars,oo Puntland yimi.

 

Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland,maamulka Gobolka Nugaal,maamulka degmada Garowe iyo dadweyne gaaraya boqolaal ayaa magaalad Garowe kuso dhoweeyay Halyeeyada Garowe City Stars,ka dib markii maanta ay soo gaareen Garowe.

Dadweynaha ka qayb qaatay soo dhoweynta ayaa watay Caleemo qoyan,Calanka Puntland iyo boorar ay ku sawiran yihiin Cayaaryahanada Garowe.

 

Boqolaal Gawaari ah ayaa Cayaarayahanada kaso galbiyay Garoonka Diyaaradaha ee Garowe,waxaana Waddooyinka iyo Barxada buuxdhaafiyay dadweyne fara badan.

 

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Ciise,duqa degmada Garowe Cabdicasiis Nuur Cilme iyo Wasiirka Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Cayaaryahanada Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed oo dadweynaha kula hadlay barxada ayaa sheegay inay si wayn uso dhowaynayan Cayaaryahanada sumcada iyo sharafta uso hoyay umada reer Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

 

Tababaraha Kooxda Garowe Cabdirashiid Xassan Xirsi ayaa sheegay dadweynaha reer Puntland uga mahadceliyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay Cayaaryahanada Garowe,wuxuuna sheegay in Garowe ay mudan tahay inay soo gaarto heerka ay ka gaartay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika.

 

Wajiyada Cayaaryahnada ayaa laga dheehan karay daren farxadeed,kuwaas oo dareemay inay yimaadeen dhulkooda.

 

Waxaa xusid mudan in Cayaaryahnada Garowe ay Caasimada keeneen Koobka iyo Bilda ay uso hoyeen umada reer Puntland,waana markii ugu horaysay oo heerkaas ay gaaraan Cayaaryahano Soomaaliyeed.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

 

post@puntlandi.com.

www.puntlandi.com.

 

kkk

kkkk

kk

kkkk

kkk

jkk

kkkk

kkk

kkk

k

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

These boys are technically east africa/central champions since they were beat by a north african team. They are still champions in Puntland hearts and recieved a thundering welcome into their hometown Garowe city, Capital of Puntland.

 

I want to send my congratulations to the boys, you did well, you did superb and made all Puntland and Somalia proud of you, you have put garowe on the map of african sporting and I hope to see next year that you take the whole cup itself. I urge other sporting sectors such as football to stand up and be counted in the region. I urge that a artificial grass begin being laid down across Puntland stadium so our boys are not disadvantaged when playing against other teams of Somalia in the future.

 

Garowe city star today are the lions of puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this