Sign in to follow this  
Mooge

Isku filnaan -- Puntland farmer produce enough greens for Puntland

Recommended Posts

Mooge   

DSC00325.jpg

 

DSC00336.jpg

 

DSC00338.jpg

 

DSC00346.jpg

 

Garowe(pp) Munaasibad lagu xusayo maalinta beeraha Puntland oo loo qoondeeyay in la qabto 12-ka bishaan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Hay’adda PDRC ee magalada Garowe.

 

Waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland,wasiiro,hay’addaha caalamiga ah iyo kuwo maxaliga iyo dadwayne kale oo qaarkood ay ku shaqaystaan xirfadda beeraha iyo wax soo saarka dalka.

 

Kulanka waxaa soo agaasimay wasiiradda beeraha iyo waraabka Puntland waxana sidoo kale goobta lagu soo bandhigay waxyaabaha kala duwan ee beeraha Puntland kasoo baxa.

 

Wasiirka wasaradda beeraha iyo waraabka Cabdi Ismaaciil Bos ayaa khudbad uu munaasibada ka jeediyay ku sheegay inay ka go’an tahay sidii hormarin loogu samayn lahaa tabcashada beeraha wuxuna diiradda saaray tab cusub inay u dajiyeen Timirta oo uu sheegay inay ku wada beeri doonaan meelaha ay ku haboon tahay.

 

Qaar ka mid ah beeralayada Puntland oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inay u baahan yihiin taageero isla markasna ay wax soo saar wanaagsan samayn karaan.

 

Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa sheegay dowladda Puntland inay ka go’an tahay sidii wax looga qaban lahaa beeraha iyo deegaanka oo labadu ay dadka muhiim u yihiin.

 

Beelarayda ayuu boggaadiyay wuxuna sheegay inay sii xoojiyaan howsha baaxada leh ee ay dalka ka hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

If Somalia came together and operated as a nation with an interlinked economy, Puntland would not need to spend its efforts on farming. regional specialization.

 

Exactly. Puntland could specialize in finance, or manufacturing, or some other field in the economy while the South focuses on agriculture.

 

But that could only work if there was genuine cooperation between Somalis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this