Sign in to follow this  
Dalmar1

Sarkal Sare Oo Ka Tirsan P/land Oo Isku Soodhiibay Mamulka Khaatumo, Video

Recommended Posts

Dalmar1   

Waxaa Magaalada Buuhoodle Shir Jaraa,id Ku Qabtay Masuul Katirsanaa Maamulka Garoowe Kana soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle oo Xilkaasi Iska Casilay Kuna Soo Biiray Maamulka Khaatumo.

 

Buraale Jaamac Fagadhe, Oo Maamulka Cabdiweli Gaas Ugu Magacoownaa Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Cayn Ayaa Ku Dhawaaqay Iscasilaadiisa Isagoona Haatan Usoo Noqday Shacabkiisa Iyo Maamulka Khaautmo.

 

Wuxuu Daboolka ka Qaaday Arimo Xasasi Ah oo Kataagan Magaalada Garoowe, Islamarkaana Wuxuuna Xubnaha Kasoo Jeeda Beelaha Khaatumo Dhibaatada Ku Haysata Maamulkaasi Garoowe.

 

Maaha Masuulkii Ugu Horeeyey Ee Kasoo Goosta Maamulada Hargeysa Iyo Garoowe Isla Markaana Isu Soo Dhiiba Maamulka Khaatumo State OF Somalia

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this