Sign in to follow this  
Dalmar1

Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Somaliland oo goordhaw Si Yaab leh loo Dilay

Recommended Posts

Dalmar1   

Warar goordhaw naga Soo Gaadhay Magaalada Burco Waxay Sheegayaan Inay Gordhow Xildhibaan ka Tirsan Baralmaanka maamulka labaxay Soomaaliland lagu diley halka kadib Markii nin Shacab Ah Uu Ugu yaraan 5 jeer Mindi kaga Dhugtay wadnaha Iyo Halbowlayaasha.

 

Wararka Ayaa U Sheegay alldhacdo.com inuu Isagoo sakarada Gordhow Loola Cararay magaalad isbitaalku yaalo Iyadoona Ilaa hada la Ogayn Ninkasi Sababta Uu ku Diley Ninkani Xildhibanka Barlamaanka Maamulka Ahaa Oo ku Sugnaa Magalaagadaasi baryahii Ugu danbeyey.

 

Xildhibaanka Oo lagu magacabo jamac xasan aadan Ayaa Loola Cararay isbitaalka Iyadoona Xaladiisa cafimad tahay Mid aad U Liidatad Sida wararka Sheegayaan,Oo Uu Ninkaasi Goobaha Hal bowlayaasha Iyo Qatarta Uu kala Eeganayey Isagoo maraya Afka Hore Ee masajidka Badha Badha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this