malistar2012 Posted March 31, 2014 Somalidiids and Alshabaab should not be allowed to perform in Mogadishu- to Gain $$$ Fanaaniin dhowr ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa haatan waxa ay ku suganyihiin Magaalada Muqdisho gaar ahaan waxa ay daganyihiin hotelka CITY PALACE. Fanaaniintaan reer hargeysa ee haatan Muqdisho dhuumaaleysiga kujooga ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Max’ed Cirro, Yurub Geynyo, Nimcaan iyo Abwaan Laab Salaax. Dhamaan Fanaaniintaan ayaa waxa ay horay usheegeen in aysan ogoleen Midnimada Soomaaliweyn islamarkaan aysan abidkood ku heesi doonin Calanka Soomaaliya taa badalkeedna ay u olaleynayaan gooni isutaaga Somaliland. Sababaha ay haatan fanaaniintaan Muqdisho u yimideen ayaa waxaa lasheegayaa in ay tahay sidii ay u heli lahaayeen Baasaboorka E-PASPORT-ka. Warar isqilaafsan ayaa kasoo baxaya in ay bandhig faneed ku sameydoonaan gudaha Magaalada Muqdisho iyo inkale, balse war hoose ayaa sheegaya in joogitaan kooda uu kawarqabo wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mustafa Sh.dhuxulow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 31, 2014 Stuff and nonsene Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 31, 2014 Xaaji How would the communist admin Hargeysa see this - Will they ban the Group if they perform in Mogadishu covered with blue flag ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 31, 2014 Where is the source Somaliland Xidigta geeska do not sing for Somalia ur own report says that, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted March 31, 2014 Plz ur for own weird sake- do you want them to perform in MOG- or are they the band there to take your (selfproclaimed) peoples money. Option 1 or 2. Not both options. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted March 31, 2014 This is malister we are talking about stuff and nonsense indeed. Malister any update on your struggle for freedom and indepedence from Burundi??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted April 1, 2014 <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Stuff and nonsene Fanaanada caanka ah ee Hibo Nuura ayaa ka qaybgashay markii ugu horeysay 22 sanno bandhig ay bulshada maanta waa inay is dhexe galaan , After 25 years of SNM propaganda , Mogadishu economic boom is attracting Somali brightest to Migrate to the Nation Capital. The Communist Admin In Hargeeysa must respect Freedom of speech Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted April 1, 2014 Is this in response to Dr Macow except this one is balderdash. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 2, 2014 somaliland has become a mafia state run by a sleeper who is controlled by his close clan relatives. Ina bureeqa is incompetent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted April 3, 2014 loolll they are escaping the unhealthy city right Quote Share this post Link to post Share on other sites