Sign in to follow this  
Dalmar1

Madaxweynaha Maamulka Shabelle State oo la doortay

Recommended Posts

Dalmar1   

Waxaa la doortay madaxwerynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Shabeelle State oo Doorashadiisa Maanta ka dhacday Deegaanka Calamada Ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

 

Waxaa Madaxweyne loo doortay Abuukar Cabdi Mardaadi, oo horay u soo noqday wasiirka Gaashaandhiga, wuxuuna ka soojeedaa shabeelaha Hoose Gaar ahaan beesha Gare.

 

Madaxweyne ku xigeen waxaa loo doortay Muxudiin xasan Afrax, oo ka soo jeeda shabeelaha Dhexe gaar ahaan beesha daa’uud.

 

Shabeelle State waa lagu kala baxay, waxaana arintaan ay ka danbaysay shir lagu qabtay deegaanka calamada ee duleedka magaalada Afgooye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this