Sign in to follow this  
Mooge

Garowe is to host economic summit. Mogadishu will be bypassed.

Recommended Posts

Mooge   

The international community sees puntland as a legitimate representative of the Somali people and a goverment that can be trusted with money. there will be donor conference in garowe by heavyweight donor countries and Garowe will given its big junk of the share.

 

niyoow things are moving full speed. the campaigns in nairobi to stop pouring money into bottomless hole is becoming successful.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

04-03-2014 Garowe (Bnn) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda wafdi sare oo ka socday safaaradda Britain ee Somalia.

 

Waxa horkcayay Mr. Grant Calder oo ay wehelinayeen Rebbeca Terzoon, Dave Mcfarland, Abdinasir Ogle iyo Michael Cox, waxana iskugu jireen la-taliyaal dhanka siyaasadda iyo saraakiil gaashaandhiga ah

 

Kulanka waxa looga hadlay sidii Britain gacan uga siin lahayd Puntland xoojinta nabadgelyadda, kaalmooyinka bini’aadanimo, mashaariicda horumarineed, dimoqraadiyadda iyo sidii Britain u dedejin lahayd mashaariicda sanadkan la qorsheynayo in laga fuliyo Puntland.

 

Madaxweynuhu waxa uu uga mahaceshay Britain dadaalka ay la garab taagantahay Puntland iyo weliba sida ay joogtadda uga qayb qaadato barnaamijyadda horumarineed.

 

Dhanka kale waxa uu caawa qaabilay Madaxweynaha Puntland wafdi ka socday hay’ adda FAO oo Puntland ka fulisa mashaariic la xiriirta xanaanada xoolaha, kaaluumeysiga iyo deegaanka.

 

Waxa hogaaminyay wafdiga madaxa FAO Somalia/Kenya Mr. Luca Alinovi, waxana ay warbixin ka siiyeen madaxweynaha mashaariicda ay fuliyeen kuwa ay wadaan iyo qorshayaasha soo socda.

 

FAO waxay balanqaaday sii wadida taageeradda ay Puntland siiso dhanka horumarinta xoolaha oo ugu wayn ilaha dhaqaalaha, kobcinta wacyigelinta kaluumeysiga iyo sidii gacan uga gaysan lahayd ilaalinta deegaanka

 

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews@gmail.com

 

putwali_1.jpg

 

putwali_2.jpg

 

putwali_3.jpg

 

putwali_4.jpg

 

putwali_5.jpg

 

putwali_6.jpg

 

putwali_7.jpg

 

putwali_8.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

To be honest,I am sick of these meetings. All these western govts and donors do is come for a few days, hold meetings, pledge, leave, return and pledge again a few years later. We should look at other countries such as Malaysia and other developed muslim countries. These western guys will always prefer the status quo or they will be out of a job.

 

Puntland should keep security and political agreements with the west but stay away from them for development because they are useless. Look to Muslim countries like Malaysia who is a neutral state in the power politics of the globe and I am sure we can work something out that can benefit both parties respectively. Gaas really needs to think outside the box and get puntland a real development partner.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaaji, lol. niyoow President Abdiweli's goals are set. You will hear about his plans in the comming months. Right now, I will not spoil it.

 

Ditore, we need all the help we can get. If they want to come and help, Puntland will not slam the door.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Waxaa la yidhi mid reer Xamar ah baa loo diray dagaalkii 1977. Gaadhi baa la saaray, markii Afgooye la marayey buu yidhi ma soo gaadhney Xabashidii. Waar fadhiisa la yidhi ma dhowa ee. Beletwyne markii la yimi ayuu haddana soo boodey: ma nimi hee, ayuu yidhi?. Waar lamaga gaadhin weli ee naga fadhiisaa lagu yidhi. Gaalkacyo markii lasoo gaadhey buu isyidhi Xamarigii allaylehe waa lasoo gaadhey mahii loo socdey. Sow ma eenu iman buu ku yidhi askartii kale?. Waar mayee lama gaadhin weli. Sidii wax kale looga sugayey ayuu soo boodayoo yidhi: horta maxaan Xabashida isku haysannaa?. Dee dhul bay inaka haystaa baa lagu yidhi.

Xamarigii baa yidhi: oo maa halka deggan dhulkii cidlada ahaa eenu intaa soo marayney lasoo dejo oo rabshadda layska dhaafo. Lol.

 

The bottom line is, waxaan nahay dad aad u yar oo Ilaahay nimco iyo dal baaxad weyn ku mannaystey, haddana waxaan ka dhammaan la'nahay geelayagaa halkan beri daaqi jirey oo annagaa leh. Wallee waxaan ka fekeraa dalkanoo farheenna ka baxay, oo la arko innagoo cidla taagan. Hadda waa layna xukumaa waana layna haystaa, lkn waxaa la sugayaa bal inaan isxukumi karno oo layna saacido. Haddise la arko inaynu waxba qabsan karin, wax dambe oo layna waydiinayaa ma jirto. Waxaanu nahay Somaliland, Puntland, lalland iyo blah, blah ma soconayso, hal dooni baa laynaku wada gurayaa, dabdeedna badweynteynu wada sabbayndoonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this