Sign in to follow this  
Dr_Osman

Former Puntland President Farole First Somali Awarded The Democratic Prize

Recommended Posts

Dr_Osman   

Farole

 

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo Nairobi lagu gudoonsiin doono abaalmarin caalami ah

 

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa kufaroole guuleystey Abaalmarin caalami ah oo ku saabsan Dimoqoraadiyada iyo dowlad wanaaga, abaal marintaas ayaa la gudoonsiin doonaa dhawaan,wuxuuna Dr. Faroole Nairobi imaanayaa maalmaha soo socda si u gudoomo abaalmarinta.

 

Abaal marintaan oo ah mid Caalami ah ayna bixinayso Hay’ad caalami ah waa markii u horeysey oo Hogaamiye Soomaaliyeed ku guuleysto.

 

Dr. faroole ayaa loo gartey Abaalmarintaan isagoo ku muteystey halgankii u galay sidii Puntland u gaari lahayd nidaamka Dimoqoraadiyada, iyo Dowladwanaaga uu ka hirgaliyey Puntland iyo hamigiisii ku salaysnaa in Soomaaliya ay heshey Dowlad daacad ah oo ku salaysan nidaamka Federaalka, wuxuu kaloo Abaalmarintaan ku heley isbadalkii taariikhiga ahaa ee Doorashadii Puntland janaayo 2014, sidii uu u maareeyey Doorashada iyo xilwareejintii taariikhiga ahayd.

 

Doorashadii ka dhacdey Puntland waxay ahayd mid tusaale wayn u noqotay Geeska Afrika tasoo ilaa maanta la hadal hayo.

 

Warar aad ugu dhow Dr. Faroole oo Puntlandi heleen waxay sheegayaan inuu dhowaan imaanayo Nairobi si u gudoomo abaalmarintaas.

 

Puntlandi.com

Garowe

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

That's a true democracy accepting defeat by one vote and stepping down gracefully without any hooray. A democracy other African countries are learning a thing or two from like Uganda. Its good to see the international community has given the prize to the first Somali leader who hails from Puntland.

 

No our parliament our MPS don't walk in with pistols or have fist fights 5 times in it's parliament, its not a zoo. You can freely speak in our parliament without being punched in the face I can guarantee U that. I have a question for Somaliland why is it none of your leaders win this prize if your a true democracy? Your just a kangaroo state to the international cmmumnity

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

A peaceful transfer of power based on one vote is rare in the world let alone Africa. Somali elections are full of fraud and ballot stuffing.

 

Good for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

hoax what surprised me is why didn't he contest it based on the vote that was spoiled? He could've drawn and asked for another election. It was truly remarkable. I wasn't expecting parole with his fierce personality to go down without a fight, I am sure someone like gas would but not farole

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this