Sign in to follow this  
malistar2012

Puntland Press statement we are fighting Khatuum admin sad story

Recommended Posts

Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalkii Maalin ka hor ka dhacy degmada Taleex ee Gobolka Sool (WAR-SAXAAFADEED)

Sabti, November 30, 2013 (HOL) — Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalladii ka dhacay Puntland, iyadoo war-saxaafadeed ay soo saartay maanta ku sheegtay in ilaallada madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Jen. Cabdisamad Cali Shire oo jooga degmada Taleex ee gobolka Sool ay iska difaacay weerar maalintii Khamiista ahayd oo bishan ay ku beegnayd 28-ka ka dhacay degmada, isagoo sheegay in dagaalkaas ay soo qaadeen cidammo uu hoggaamiyo, Maxamad Yusuf Jamac (Indho-sheel) oo ka yimid qurbaha.

 

Waxaa dagaalkaas ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland iyo dhaawac culus oo soo gaaray askari kale, iyadoo dhinaca Indho-sheel ay ku soo weerareen ciidamada ilaallada madaxweyne ku-xigeenka Puntland hub culus sida lidka taangiga.

 

Isku dhacaas waxaa kaga dhintay toddobo ka mid ah ciidamadiisa oo weerar kusoo qaaday ciidamada Puntland.

 

“Maalintii November 27, Indho-sheel iyo ciidamadiisa waxay yimaadeen jidka laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Hargaysa, tuulada God-Qaboobe oo 11-km dhanka bari ka xigta Tukaraq oo ah xarunta KMG ah ee gobolka Sool, isla markaasna uu ku yaallo koontaroolka iyo difaaca hore ee Puntland,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay Puntland.

Sidoo kale, waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedka in ciidamada Puntland ay laamiga ka baacsadeen Indho-sheel iyo ciidamadii uu watay si aysan hakad u gelin isku socodka dadka, gadiidka iyo ganacsiga u dhaxeeya gobollada ku yaala Puntland iyo Somaliland.

 

“Indho-sheel wuxuu damacsanaa inuu Tukaraq ka go’doomiyo gobollada Puntland, uuna carqaladeeyo isu socodka, deegaankaasna uu ka abuuro jawi amni-darro ah,” ayaa mar kale lagu yiri war-saxaafadeedka.

 

Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in Indho-sheel uu u baxsaday dhanka xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

“Puntland ayaa hore dhowr jeer u dul-qaadatay tallabooyin daan-daansi ah oo lagu qal-qal-galinayo nabadda iyo amniga dalka. Indhosheel iyo koox la magacbaxday “Khaatumo” waxaa abaabula oo maalgaliya siyaasiyiin hore u fashilmay siyaasadda, kuwaasoo ujeedkoodu yahay in xasillooni darro laga abuuro Puntland ka hor doorashooyinka Jannaayo 2014-ka” ayaa sidoo kale lagu yiri warka kasoo baxay Puntland.

Maamulka Puntland ayaa sidoo kale warkiisan ku sheegay in tan iyo bishii Ogoosto ee sannadkan, madaxweyne ku-xigeenka Puntland uu ku sugnaa qaybo ka mid ah gobolka Sool, gaar ahaan degmada uu kasoo jeedo ee Taleex si uu dhiirri-galiyo nabadda iyo dib u heshiisiinta dadka deegaanka, ugana hirgaliyo mashaariic horumarineed.

 

Ugu dambeyn, Puntland waxay sheegtay inay nabadda ugu baaqayso dadka, iyadoo ugu yeertay dhinacyadaasna ay kusoo biiraan nidaamka iyo hab-raaca siyaasadeed ee Puntland si loo hormariyo nabadda, cadaaladda iyo horumarka dalka.

 

Hiiraan Online, Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Pirates for the first time are engaging not on sea but on Land but there is more 2 it Axmed Karaash one of the 3 presidents of Khatumo is in line with The Vice President of the garowe clan enclave Mr Abdisamad ali shire and rejects to hold a conference in Taleex. Its much more complex than it looks, where is our local resident of Taleex , Taleexi these days he is the Fifth cousin of Abdismad Ali shire.

Share this post


Link to post
Share on other sites

8815_204879382999138_1673319387_n.jpg

Ra’iisul Wasaaraha Saciid Shirdon

 

Waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex: Intii dhimatay Alle ha u naxariisto, kuwa dhaawacaana ha u booga dhayo,” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu oo ku baaqay in miyir, daganaansho, iyo walaaltinimo lagu xaliyo xaaladda taagan iminka.

 

Ra’iisul Wasaaraha

Kay_Sool.jpg

 

UN Special Representative for Somalia appeals for calm in Sool

 

Violence cannot and will not resolve political issues. All those with a stake in the area must show calm and pursue reconciliation," said SRSG Kay.

Galaydh.jpg

 

Will Ali khalif galaydh capitalize on the opportunity and the attention both SFG and IC are giving to the underdog Khatum admin taking on the bully Farole ....

 

prime time for Khatuum admin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaaji Xunjuf;988536 wrote:
The Pirates for the first time are engaging not on sea but on Land but there is more 2 it Axmed Karaash one of the 3 presidents of Khatumo is in line with The Vice President of the garowe clan enclave Mr Abdisamad ali shire and rejects to hold a conference in Taleex. Its much more complex than it looks, where is our local resident of Taleex , Taleexi these days he is the Fifth cousin of Abdismad Ali shire.

looooool.

 

no matter how much the corrupt HAG and SNM calaacal boys try it, this skirmish will not be any more than two subclans having a deeply local subclan cousin dispute. It happens in Burco everyday. You wish for something more than that, but sorry guys. Your habaar and calaacal will not bring anything more than what is already happening which is jufo hoose having a quick bugbug local geeljire boy style. malistar, if you think this will take attention away from your HAG corruption and incompetence in mogadishu, keep praying niyoow. qoslaaye is somalia's problem not two small cousin subclans having a dispute over local stuff.

 

keep dreaming niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge when did 2 burco sub clans fought and lose more than 13 men naga daa hadaba dee this is politically motivated abdisamad cali shire ma sub clan bu metala mise wa vp of Puntland. This is not a sub clan issue the pirates attacked the president of khatumo in taleex, this is a fact. You can cry all day about culusow but culusow did not kill 13 men in Taleex , the Pirate enclave did that , they instigated this conflict. Why not leave taleex alone why not go back to Garowe,and let khatumo hold their conference in taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Top News Dhageyso:Xildhibanada Khatumo Oo Shir

Qabtay Kana Hadlay “Xasuuqii Taleex”

 

 

galaydh1-647x400.jpg

 

Muqdisho (AGGM): Mudanayaasha Baarlamaanka F

Somalia Ee Kasoo Jeeda Deegaanada Khaatumo State Of

Somalia Ayaa Sheegay Xasuuqii Ka Dhacay Taleex Inuu

Masuul Ka Yahay C/raxmaan Faroole.

 

Xildhibaanada federaalka Somalia ee kasoo jeeda gobolada sool sanaag iyo cayn ee Maamulka khaatumo state of Somalia ayaa Siwayn uga Hadlay dhibaatadii dadka shacabka ah ay ku dhinteen ee ka dhacday magaalada taleex ee gobolka sool taasoo ay ku eedeeyeen inuu

masuuliyadiisa qaadayo maamulka puntland ee faroole ka taliyo. Xildhibaan cali khaliif Galaydh oo kamid ahaa xildhibaanada shirka jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay inay dhibaato u gaysteen dad shacab ah oo reer khaatumo ah islamarkaana carabka ku adkeeyey in shirka khaatumo uu dhici doono aayahoodana ay ka tashan doonaan dabkaas uu shiday c/raxmaan faroolena uu isagu cawaaqib xumada ay keento uu dusha u ridan doono.

 

Sidoo kale xildhibaan c/rashiid c/laahi maxamed agoon ayaa si kulul uga hadlay dhibaatadii ka dhacday degmada taleex

islamarkaana *****lka ka qaaday saraakiisha hogaaminayey dagaalka oo uu tilmaamay inay dhamaan kasoo jeedaan

degmada garoowe kuwaasoo uu carabaabay inay si arxan daro ah ugu dileen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

 

Mooge

 

read Puntland Press statement it states clearly they are fighting the smaller Khatuum state for some tuulo ?

 

What happened to LA for get about the Greater SSC regions

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaaji, i know you are desperate for a bad news but niyoow it is better to xihsood sometimes when there is nothing there to blow out of proportion. if you want to know who is fighting whom in taleex, ask me and I will tell you the subclan fued that has been going on for a long time. the 13 guys you mention are not the first or the last that will die in this subclan fued. stop pretending we don't know your game. there is no puntland army that attacked and killed anyone of its citizens. these subclans which are both part of puntland subclans had this dispute going back when abdisamed ali shire's own brother was killed in Taleex a long time ago. don't be fooled by the political posturing of khaatumo godfather galaydh because you know even if a bird dies, galaydh will blame puntland. by the way, i support indhosheel and karaash both. the two guys are both good guys and this little dispute will end soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

SNM and HAG propaganda will not work.

 

Karaash Oo Ka Adkaaday Indho-Sheel Dagaalkii Taleex Ee 2-Da Madaxweyne Ee Khaatumo Isku Hayeen Iyo Puntlland Oo Khaatumo Ku Eedaysay Dagaalka Taleex

Written by Administrator

Saturday, 30 November 2013 08:01

 

Karaash oo ka adkaaday Indho-sheel dagaalkii Taleex ee 2-da Madaxweyne ee Khaatumo isku hayeen iyo m/weyne ku-xigeenka Puntlland C/samad Cali Shire oo Khaatumo ku eedaysay dagaalka Taleex inuu ku dilay 7-Ruux.

 

Dagaalkii ka dhacay Tuulooyinka Saxdheer iyo God-Qaboobe ee Degmadda Taleex hoos yimaada ee 2-da Madaxweyne ee Khaatumo isku hayeen ayaa waxaa hadda si toos ah tuulooyinkaas iyo Deglmadda Taleex ula wareegay Madaxweyne Axmed Karaash,iyadoo lagu soo waramayo in dagaal uu lug lahaa M/weyne ku-xigeenka Puntland oo qudhiisa Degmadda Taleex ka soo jeedo

 

 

 

Maleeshiyaadkii indho-dheel ayaa markii dagaalka looga adkaaday bilaabay inay Madaxweyne ku-xihgeenka Puntland C/samad Cali Shire oo Garooswe ku sugan inay dhabarka u saariyaan khasaarihii ka dhashay dagaalkan oo la isla dhex-marayo inay 5-qof ku geeriyoodeen mid ka mid ahaana dadka geeriyoodayna uu ahaa Abwaan dhalinyaro ah oo si weyn looga yaqaanay deegaanadda Khaatumo.

 

 

 

Dagaalkan ayaa markiisii hore laga soo abaabulay sida uu ku andaconay Madaxweynaha adkaaday ee Axmed Karaasho tuulooyinka Saax-Dheer iyo God-Qaboobe waxaana dagaalkan lagu qaaday ciidamo taageersan Madaxweynaha Wareega ee Maxamed (Indho-Sheel)iyadoo dhaawacii dagaalkan loo qaaday Degmadda Boocame si loogu daweeyo.

 

Kooxda indho-Sheel ayaa hadda bilaabay inay dagaalkan looga adkaaday inay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo M/weyne ku-xigeenkiisa ku eedeeyaan,iyagoo hadda bilaabay inay jabkii dagaalka Taleex ka soo gaaray inay dhabarka u saaraan Puntland oo aan haba yaraatee 2-da Madaxweyne ee is dilay aanan dan ugu jirin inay midkood la saftaan,waxaana ugu yaab badan taageerayaasha Madaxweynaha laga adkaaday ee indho-sheel waxay suuqa soo geliyeen Ciidamo Puntland ayaa na xasuuqay,iyadoo aysan jirin Ciidamado Puntland ka socda oo 2-da Madaxweyne la kaal saftay.

 

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

 

Runta Kama-Xıshoono

Share this post


Link to post
Share on other sites

Makes no sense karaash is Puntland he is their proxy , puntland does not want a conference in taleex this is not a sub clan feud but a political fight which went out of hand the sub clanish feuds were solved long time ago. And they were between 2 sub sub sub clans of reer taleex. Puntland wants to halt , Indhosheel for coming there, and just supported karaash who is a puntland proxy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROOWE:- Madaxtooyada Puntland oo laga soo saaray war ku aadan Dagaalkii Taleex

 

GAROOWE:- Madaxtooyada Puntland oo laga soo saaray war ku aadan Dagaalkii Taleex.

30. november 2013

Allpuntland

 

 

 

Dawlada Puntland ayaa war ka soo saartay Dagaalkii Taleex ka dhacay, iyadoona ku tilmaamtay weerar gardaro ah.

 

WAR SAXAAFADEED

 

30 November 2013

 

Ciidamada ilaallada Madaxweyne-ku-xigeenka Dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo jooga Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa iska difaacay weerar maalintii November 28 ay soo qaadeen maleeshiyo uu hogaamiyo siyaasi-isku-sheega Mr. Maxamad Yusuf Jamac (Indhosheel) oo ka yimid Qurbajoogta Europe.

 

Waxaa isku dhacaasi ku dhintay hal askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland iyo dhaawac culus oo soo gaaray askari kale, iyadoo maleeshiyadii Mr. Indhosheel ay ku soo weerareen ciidamada ilaallada Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland hub culus sida lidka taangiga.

Waxaa isku dhacaasi ku dhintay todobo (7) ka mid ah maleeshiyadii Mr. Indhosheel oo soo weerartay ciidamada Puntland.

 

Maalintii November 27, Mr. Indhosheel iyo maleeshiyada uu hogaamiyo waxay yimaadeen wadada laamiga ah oo isku xirta Garowe iyo Hargaysa, tuulada lagu magacaabo Godd Qaboobe oo 11km dhanka bari ka xigta magaalada Tukaraq oo ah xarunta KMG ah ee Gobolka Sool, isla markaasna uu ku yaalo Kastamka iyo difaaca hore ee Dowladda Puntland.

 

Ciidamada Puntland waxay laamiga ka baacsadeen Mr. Indhosheel iyo maleeshiyadisii si aan hakad u gelin isu socodka dadka, gadiidka iyo ganacsiga u dhaxeeya gobollada ku yaala Puntland iyo Somaliland.

 

Indhosheel wuxuu damacsanaa inuu Tukaraq ka go’doomiyo gobollada Puntland, uuna carqaladeeyo isu socodka, deegaankaasina ka abuuro jawi amnidarro ah.

 

Wararkii ugu dambeeyey waxay caddeynayaan Mr. Indhosheel inuu u baxsaday dhanka xuduudda Somalia iyo Ethiopia.

 

Dowladda Puntland ayaa hore dhowr jeer u dulqaadatay tallabooyin daandaansi ah oo lagu khalkhalgalinayo nabadda iyo amniga dalka. Mr. Indhosheel iyo maleeshiyadiisa la magacbaxday “Khatumo” waxaa abaabula oo maalgaliya siyaasiyiin hore u fashilmay iyo khalkhalgeliyaasha dibedda, kuwaasoo ujeedkoodu yahay in xasilooni darro laga abuuro Puntland ka hor doorashooyinka January 2014.

 

Tan iyo bishii August 2013, Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland wuxuu ku sugnaa qeybo ka mid ah Gobolka Sool, gaar ahaan degmada uu ka soo jeedo ee Taleex, si uu dhiirigaliyo nabadda iyo dib u heshiisiinta dadka deegaanka, ugana hirgaliyo mashaariic horumarineed.

 

Dowladda Puntland waxay ku baaqaysaa nabad iyo xasilooni, waxayna ugu yeeraysaa dhinacyada inay kusoo biiraan nidaamka iyo habraaca siyaasadeed ee sharciyeysan ee Puntland si loo hormariyo nabadda, cadaaladda iyo horumarka dalka.

 

— DHAMMAAD —

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaaji, you should pay attention to sarmaanyo and Garaad Saleebaan's declaration at the Sarmaanyo Conference. i know you know what is going on. stop blaming other clans. this is a local dispute. puntland doesn't attack its own people.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes there is a dispute between the Garaad clan but Puntland has a hand to it , it supports one faction , Puntland is against the 2 garaad jamacs and galaydh and indhosheel group. Thanks for sharing the video of askars program he puts things to light , and it seems that a segment of the garaad clan wishes to stop the conference.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;988570 wrote:
xaaji, i know you are desperate for a bad news but niyoow it is better to xihsood sometimes when there is nothing there to blow out of proportion. if you want to know who is fighting whom in taleex, ask me and I will tell you the subclan fued that has been going on for a long time. the 13 guys you mention are not the first or the last that will die in this subclan fued. stop pretending we don't know your game. there is no puntland army that attacked and killed anyone of its citizens. these subclans which are both part of puntland subclans had this dispute going back when abdisamed ali shire's own brother was killed in Taleex a long time ago. don't be fooled by the political posturing of khaatumo godfather galaydh because you know even if a bird dies, galaydh will blame puntland. by the way, i support indhosheel and karaash both. the two guys are both good guys and this little dispute will end soon.

“I would like to take you seriously, but to do so would be an affront to your intelligence.”

George Bernard Shaw

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this