Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Flights between Somalia and Somaliland cancelled due to row

Recommended Posts

Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Madaarada Dalka Ka Mamnuucday Inay Adeegsadaan Dadka Aan Siday Baasabooradu

 

Sunday, 08 December 2013 17:25 font size decrease font size increase font size Print Email

Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Madaarada Dalka Ka Mamnuucday Inay Adeegsadaan Dadka Aan Siday Baasabooradu

Hargeisa(Caroog)-Dec 08, 2013. Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland ayaa ka mamnuucday Madaarrada dalka inay adeegsadaan dad aan sidan dukumanti baasaboor.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka wasaaradda Duulista Md. Saddaam Maxamed Axmed, waxaanu u dhignaa sidan:-

“Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland waxay dhamaan dadweynaha isaga goosha madaarada Somaliland ee ka soo dega ama ka dhoofa ku wargalinaynsaa inay waajib ku tahay inay sitaan baasaabooro sharci ah, si uu ugu sahlanaado safarkoodu, iyada oo aanu ka codsanayno inay tixgalinayaan una dulqaataan baadhitaana dadweynahaasi lagaga samanayo Madaarada iyo wixii su’aalo ah ee laanta socdaalku ay ugu baahato.

Waxaanu dhamaan diyaarahaha ka ganacsada hawadda Somaliland ugu digaynaa inay dalka Somalia ee dariska ah ka soo qaadaan dad dalkaasi u dhashay ama reer Somaliland ah, oo aan baasaabooro sidan, taasi oo ah mid aan la aqbalo karin, hadii ay dhacda waxa diyaaradaasi laga qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan, waxana dadkaasi aan sharciga sidan dhamaantood dib loo celindoonaa diyaaradii siday iyo halkii ay ka yimaadeen.

Waxaanu dhinacyada ay khusayso faraynaa inay u hogaansamaan amaradaasi kor ku xusan, iyadoo wasaaradu hore go’aankan u baahisay, waxaanu mar labaad ku celinayaa in aanay Madaaradda Somaliland ka soo dageyn ama ka dhoofayn cid aan baasaaboor sharciya sidan, marka laga reebo wixii duulimaadyo gudaha Somaliland ah oo ay Muwaadiniinta u banaan tahay inay u kala safraan Madaaradda gudaha iyaga oo aan baasaaboor sidan.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday Inay Madaaradda Dalka Ka Soo Dagaan Dadka Aan Sidan Baasaabooro.

(Hadhwanaagnews) Sunday, December 08, 2013

"Waxaanu dhamaan diyaarahaha ka ganacsada hawadda Somaliland ugu digaynaa inay dalka Soomaaliya ee dariska ah ka soo qaadaan dad dalkaasi u dhashay ama reer Somaliland ah,oo aan baasaabooro sidan, taasi oo ah mid aan la aqbalo karin"

 

Hargeysa(HWN)-Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland ayaa ka mamnuucday Madaarrada dalka inay adeegsadaan dad aan sidan dukumanti baasaboor.

 

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Duulista Md.Saddaam Maxamed Axmed, waxaanu u dhignaa sidan:-

 

 

 

12pt; FONT-FAMILY: ´Arial Narrow´,´sans-serif´; mso-fareast-font-family: ´Times New Roman´; mso-bidi-font-family: ´Times New Roman´">"Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland waxay dhamaan dadweynaha isaga goosha madaarada Somaliland ee ka soo dega ama ka dhoofa ku wargalinaynsaa inay waajib ku tahay inay sitaan baasaabooro sharci ah, si uu ugu sahlanaado safarkoodu, iyada oo aanu ka codsanayno inay tixgalinayaan una dulqaataan baadhitaana dadweynahaasi lagaga samanayo Madaarada iyo wixii su?aalo ah ee laanta socdaalku ay ugu baahato.

 

Waxaanu dhamaan diyaarahaha ka ganacsada hawadda Somaliland ugu digaynaa inay dalka Soomaaliya ee dariska ah ka soo qaadaan dad dalkaasi u dhashay ama reer Somaliland ah, oo aan baasaabooro sidan, taasi oo ah mid aan la aqbalo karin, hadii ay dhacda waxa diyaaradaasi laga qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan, waxana dadkaasi aan sharciga sidan dhamaantood dib loo celindoonaa diyaaradii siday iyo halkii ay ka yimaadeen.

 

Waxaanu dhinacyada ay khusayso faraynaa inay u hogaansamaan amaradaasi kor ku xusan, iyadoo wasaaradu hore go?aankan u baahisay, waxaanu mar labaad ku celinayaa in aanay Madaaradda Somaliland ka soo dageyn ama ka dhoofayn cid aan baasaaboor sharciya sidan, marka laga reebo wixii duulimaadyo gudaha Somaliland ah oo ay Muwaadiniinta u banaan tahay inay u kala safraan Madaaradda gudaha iyaga oo aan baasaaboor sidan"?

 

Hadhwanaagnews.com/Office

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Homunculus;988560 wrote:
I can't believe it, what you're suggesting here is a union with borders. What next? A unified currency? A mutual defence pact? I see cracks in your armor Xaaji.

There are no cracks in his armour. I too believe that with more educated politicians on both sides who have the knowledge and the skills to engage in an in depth negotiations, Somaliland and Somalia along with Djibouti can have a common market, single currency, one passport, single air traffic control, and a NATO style defence pact. We can even have a common ceremonial head of state like the UK, Canada, and Australia do. But unfortunately, to Somalis politics is nothing more than deception, thievery, lies, corruption, nepotism, dishonesty, suppression, oppression, arrogance, and all the other evils we see in most of them. Most have no concept of what public service is about.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo;990294 wrote:
There are no cracks in his armour. I too believe that with more educated politicians on both sides who have the knowledge and the skills to engage in an in depth negotiations, Somaliland and Somalia along with Djibouti can have a common market, single currency, one passport, single air traffic control, and a NATO style defence pact. We can even have a common ceremonial head of state like the UK, Canada, and Australia do. But unfortunately, to Somalis politics is nothing more than deception, thievery, lies, corruption, nepotism, dishonesty, suppression, oppression, arrogance, and all the other evils we see in most of them. Most have no concept of what public service is about.

Tallaabo these people are not honest when they cry about Somalinimo they are not ready to compromise and to meet people half way they believe in their way or the high way when that attitude leads Somalia , there is no hope for a genuine union of trust equality justice based on mutual interests of the Somali countries. These people believe Somalinimo and Somali honer is build on making threats from the barracks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this