Sign in to follow this  
Dr_Osman

New Road For Garowe.PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Garowe oo laga bilaabay dhismaha wado kale oo laami ah.

 

Garowe(Puntlandi.com):- Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa manta laga bilaabay dhismaha wadadii lamaad ee Laami ah oo xaafadaha magaaladan laga hirgaliyo.

 

Masuuliyiinta Mamulka dawlada hoose ee magaalada Garowe oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golayaasha dawlada Puntland, Waxgarad iyo xubno kaloo ka socday ururada bulshada radiydka ah ee Puntland ayaa dhismaha wadadan ka dhagax dhigay jidka Islaan Maxamad waxaana la qorsheeyay in ay ka bilaabato Barxada weyn ee magaalada ilaa jidka Sodonkana la gaarsiiyo.

 

Duqa degmada Garowe C/casiis Nuur Cilmi Koor oo ka mid ahaa Masuuliyiintii dhagax dhiga wadadan ka hadashay ayaa sheegay in dhismaha wadadani uu ku baxayo kharash farabadan oo gaarsiisan $ 188,000 oo doolarka Maraykanka ah islamarkaana ay gaarsiisan tahay dherer ahaan 1,320-mitir.

 

Duqa degmada Garowe wuxuu kaloo sheegay in dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wadadani 138-kun oo ka mid ah ay UN-ku bixinayso halka dawladuna ay 10% loo qdondeeyay dhaqalahan in ay bixiso, 5% ay bulshadu bixinayso.

 

Dhismaha wadadani waxaa ku guulaystay sid ay masuuliyiinta dawladu ay sheegeen Shirkadda BACA, waxayna shirkadu sheegtay in dhismaha wadadani ay ku qaadan doonto mudo 2 bilood ah.

 

Bishii March ee sanadkan 2013 ayay ahayd markii si rasmi ah loo bilaabay isticmaalka wadadii ugu horeysay oo laami ah ee xaafadaha Magaalada garowe laga dhiso, tanina waxay noqonaysaa tii labaad ee la bilaabo.

 

vlcsnap-2013-10-01-00h33m55s1881.png

vlcsnap-2013-10-01-00h32m08s186.png

vlcsnap-2013-10-01-00h28m46s164.png

vlcsnap-2013-10-01-00h30m16s3.png

vlcsnap-2013-10-01-00h30m59s9.png

vlcsnap-2013-10-01-00h30m41s72.png

vlcsnap-2013-10-01-00h29m46s36.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Abbas are you getting desperate again. Check out the bosaso booming thread you will leave in tears with your cuqdad jealousy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Dr_Osman;980144 wrote:
Abbas are you getting desperate again. Check out the bosaso booming thread you will leave in tears with your cuqdad jealousy

Abti, what cuqdad, what 're you talking about, are you drunk commenting again?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland/Puntland have been talking about building new roads since 2003. We always see the opening ceremonies but never the outcome. What gives :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Tillamook;980318 wrote:
^

LOL
:D

 

Abbaas, please have patience with our resident Doctor who has formed an aversion to perceived "haters".

I didn't expect that from the Doctor dee, .. thanks for the heads up ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this