Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Fadhikudirir Lite

Recommended Posts

YoniZ   

Runtii waqti uma helin aan ku daawado doodan, laakiin arinta kore waa mida ka maqan Maryooleyda maanta.

Siyaasad kore iyo arimo u baahan tobonaan sano in lagu gaaro ayuu mid walba ku hadaaqaa, ayadoo ay kamaqan tahay in tuuladii uu kayimid loo sameeyo gole dagaan dadka ay raali ka yihiin.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Qof walba meesha fadhiya wuu isla saxsanyahay, mid walba waa 'victim,' oo waa loo gafay ama waa lagu soo duulay ama xaqiisa ayuu ilaalsanaayaa. Mid Soomaalinimo iyo Soomaaliya u fikiro ama u hadlo waa habeenkii xalay tagay waaye.

Mar walba waxaa isweydiiyaa Soomaalida shisheeyaha aad iyo aad iskugu dhiibtay, oo hadal kama keenaan dhulkeena la heysto laakiin Soomaaliya laguma heshiin karo. Haddee Xabashi ama mid Kuukaayo ah qabsan lahaa inta ka harsan Soomaaliya, dadkaan camal wey ku qancin lahaayeen. As long as a shisheeye u talinaayo and their rules in place, they would probably be happy, same as it is happening in Soomaali Galbeed iyo NFD and in extension in the xad beenaad towns like Dooloow, Ceelbarde, Feerfeer, Goldogob and Buuhoodle, the towns where Xabashi influence is exercised clearly.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Haatu;980385 wrote:
^^Reer NFD situation kooda dantaa ku kalliftay, not their choice.

Waad ku qanacsantihiin, haddii kale sida phalastiinta ayaad ka dhiidhiiyi lahaydeen in gaal idiin taliyo oo waad halgami lahaydeen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

Wadani;980395 wrote:
Waad ku qanacsantihiin, haddii kale sida phalastiinta ayaad ka dhiidhiiyi lahaydeen in gaal idiin taliyo oo waad halgami lahaydeen.

Waxay tahayba, maanta gobolkayaga waa nabad, dadkiisana ayagoo sharfan ayay guryahooda degan yihiin. Marka ma waxaad leedahay nabadiina iyo degnaanshahiina tuura oo dadkiina ka dhiga qaxooti oo gaal ha idin gumaado? Ma taas baa sharaf ku jirtaa mise tan hore?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Haatu;980398 wrote:

Afsoomaaligaagu wuu sii kobcay. Waliba waxaad so qortay tii asalka ahayd ee wardheer lagaga hadlo, illeen jacburka Garriisa cid fahmaysaaba iska yare lol.

Ma hubtaa inaad deegaanadiina ku sharfan tihiin haddaad Soomaalida NFD tihiin? Mise tolkaa oo kaliya ayaa ku sharfan, inta kalena waa cagta hoosteeda?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

Wadani;980401 wrote:

Reer NFD oo dhan ayaa sharfan oo tolkay keliya maahaan balse ayagaa cadaw daran isku ah. Ma ogtahay Wagalla sidey u dhacday? Saddexda tol oo meeshaas dega ayaa heshiis isla galay inay nabad kuu noolaadaan oo dilka iyo boobka geela joojiyaan, dhulbalaarsigana la iska daayo, ciddii heshiiska jebisana ay tolka xukunka waagaas hayso ay awoodda dawladda adeegsadaan oo tallaabo adag ka qaadaan. Wax yar ka dambe mid ka mid ah saddexdii tol ayaa tol kale dil, dhac iyo boob guracan ku qaaday, tolkii waagaas xukunka haayana raggii madaxda ahaa maysan dabageline, maata bay ugaarsadeen. Marka, Reer NFD ayagaa cadaw isku ah oo sharaftooda ku ciyaara. (Waa dhow bay ahayd markii laba beel ay Mandheera isku baabi'iyeen oo caruur, dumar iyo waayeel iska laayeen).

PS: War Af Soomaaligii Gaarisa baan ku hadlaaya. Ma waxaad mooddeen inaynan Af Soomaali garanayn?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Haatu;980478 wrote:

Gartay saaxiib, waana runtaa oo Soomaalidu mar walba iyagaa cadowga ugu xun isku ah. Waxaanse ku ogaysiinayaa in aan maanta Soomaali sharfan jirin, oo kulligood lahaystayaal gumaysi ku jira ay yihiin, haba kala darnaadaane.

Gaarisi rag gabyaa ah ma leedahay? Jawaabtaada ayaa ina kala saari. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

Wadani;980483 wrote:
Gartay saaxiib, waana runtaa oo Soomaalidu mar walba iyagaa cadowga ugu xun isku ah. Waxaanse ku ogaysiinayaa in aan maanta Soomaali sharfan jirin, oo kulligood lahaystayaal gumaysi ku jira ay yihiin, haba kala darnaadaane.

Gaarisi rag gabyaa ah ma leedahay? Jawaabtaada ayaa ina kala saari.
:D

Rumeyso ama ha rumeysanin balse gabayaa gobolka waa joogaan, siiba miyiga (ku adeerkay ah baa markuu na maaweelinayao tiriyaa gabayada cagadheerka gobolka ay isku caayaan :D), haseyeeshee caan maahaan. Sida kale, walaalaheen OGnia baa gabay waa hore u dhameeyay :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Haatu;980486 wrote:
Rumeyso ama ha rumeysanin balse gabayaa gobolka waa joogaan, siiba miyiga (ku adeerkay ah baa markuu na maaweelinayao tiriyaa gabayada cagadheerka gobolka ay isku caayaan
:D
), haseyeeshee caan maahaan. Sida kale, walaalaheen OGnia baa gabay waa hore u dhameeyay
:D

Waan gartay saaxiib. Horta Sujuwi SNM clan ahi ma joogaan Gaarisa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

Wadani;980488 wrote:
Waan gartay saaxiib. Horta Sujuwi SNM clan ahi ma joogaan Gaarisa?

Wey jiraan. Tutu baa ka mid ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this