Sign in to follow this  
malistar2012

Maleeshiyaadka Shabaab oo isaga Baxay Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula Burte ee Gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Ciidamada Dowladda Iyo Alshabaab Oo Ku Dagaallamay Deegaanka Biya-Cadde Ee Shabeellaha Dhexe

 

 

Jowhar, Sept 24, 2013, (Mareeg.com): Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Alshabaab ayaa manta ku dagaallamay deegaanka Biya-cadde oo hoosyimaadda degmada Mahadaas ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

 

Deegaanka Biya-cadde ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa qiyaastii 40-KM dhinaca bari kaga beegan magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

Dagaalka ayaa dhacay kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ka tegay Mahadaay oo dhawaan Alshabaab laga saarey ay weerareen rag ka tirsan ururkaas oo ku sugnaa Biya-cadde.

 

Kornayl Maxamed Maxamuud Xuseen Garabeey ayaa sheegay in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka Biyo-cadde oo horay Alshabaab u joogeen. Ma jiro war kazoo baxay Alshabaab ee beeninaya ama xaqiijinaya iney lagala wareegay deegaanka Biya-cadde.

Maxamed Garabeey ayaa xusay in dhankooda uu hal askari kaga dhaawacmay halka Al shabaab ay ka dileen 3 xubnood, wuxuuna xusay in deegaanka ay ka wadaan howlgallo sifeyn ah.

 

Tan iyo markii 19-kii bishaan ciidadama dowladda iyo AMISOM la wareegeen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ciidamada dowladdu gaarayeen qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Mahadaay oo Alshabaab marna ka baxaan marka kusoo laabtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada XDS oo la wareegay Deegaanka Biyo Cadde ee G/Sh/Dhexe

 

 

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo dhul balaarsi ah oo ay ka bilaabeen duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay kula wareegeen deegaanka biyo cadde.

 

Kornayl Maxamed Maxamuud Xuseen Garabeey oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka biyo cadde oo qiyaastii 40, KM dhanka koonfureed kaga beegan degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada dhexe, halkaasi oo uu tilmaamay in ay ka saareen maleeshiyaadka Al shabaab.

 

Maxamed Garabeey ayaa xusay in dhankooda uu hal askari kaga dhaawacmay halka maleeshiyaadka xagjirka ah ee Al shabaab ay ka dileen 3 maleeshiyo, kuwaasi oo uu sheegay in ay ka carareen meydadkooda, isagoo intaa ku daray in deegaanka ay ka wadaan howlgallo sifeyn ah oo ay ku baarayaan haraadiga ay shabaabku meesha uga carareen sida waxyaabaha qarxa iyo hubka ay ka tegeen.

 

Kornaylka ayaa *****lka ka qaaday in goobta ay la wareegeen ay horey ugu sugnaayeen maleeshiyaad uu horkacayay horjooge kabo kudukade, kuwaasi oo isaga cararay markii ay ciidamadu deegaankaasi si xoog ah kula wareegeen.

 

Dhawaan ayay ahayd markii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa la wareegeen deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka shabeelada dhexe, kadib markii ay meesha ka saareen deegaannadii ay

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROODI;979313 wrote:
^^^ waxad ka reebtay cidamada isbaroyinka o kashanayay cidamada Burundi. Abowe runta Iska sheeg nooo

Garoodi don't kill yourself , You Terrorist Uncle Gadone The SNM Agent will be killed , SNA force are getting stronger and more Professional due to intense training outside and inside the country.

 

 

I know you see and recognize That SFG is building a strong security force with moderate weapons the Game is over :o , Get ready to protest :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

^^^ all your sentences are all in future tense key words being "will". Good luck on your independence struggle. Don't kill yourself if what happened 18 times before happens again. The only thing getting stronger is delusions of grandeur for a bunch of checkpoint rapests the Ugandans don't even take seriously. They are the first to run as soon as the bullets start. Haha... So many hopes and dreams. Ilahay ha ku sahlo aboowe heye nooooo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this