Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

funny article

Recommended Posts

Markii uu hadlka meel dhexe-marinayo Wasiirka ayaa sidii Dameerkii waxaa hal mar qeyliyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Guulwade-Tarzan oo qeyladiisii ay ka argagaxeen Dadkii quraacanayay,waxaana hal mar la wada fiiriyayn ninka weyn ee ku qeylinaya(Why EU like only Puntland We are Somali-People not Puntland-People?

Markii uu hadalka dhameeyay Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa loo sacbiyay,waxaana hadalka qaatay Wasiir Erik Solheim oo Norway ka socday,isagoo raali-gelin ka siiyay Wasiirka Caafimaadka ee Puntland,ninkii isku dayay inuu qal-qal geliyo hadalkiisa,waxaana uu amaan u soo jeediyay Maamulka Puntland inay ka horumarsan-yihiin Soomaalidda inteeda kale,iyadoo hadalka Wasiirka Norway uu ku raacay Wasiirka Maaliyadda Dalka Seiralione Nagutta oo isaga raali-gelin ka bixiyay Guulwadihii sida Dameerka u qeyliyay ee isku dayay inuu tashwiish ku furo hadaladii xikmada lahaa ee Wasiirka Caafimaadka ee puntland ku hadlayay.

 

 

michael-jordan-laughing.gif

 

'Been hadiis sheegeysid been dacas qabta lee la sheegaa'

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wallaahi i watched this breakfast meeting life while Mr Tarsan ciyey, and yes he was humiliated by the Norwegian Minister who said show respect and let the minister finish his talk. Royal Tv was broadcasting life.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this