Sign in to follow this  
Alpha Blondy

Nin Ajnabi Ah Oo Dilay Gabadh Soomaaliyeed Oo Uu Guursaday. REMINDER to REVERT LOVERS

Recommended Posts

London (SaaxilNews) Gabadh lagu magacaabi jiray Ayaan Cismaan oo da”deedu ahay 32 jir ayaa waxa dilay ninkeeda Oo lagu Magacaabi jiray , Cabdalle Maansuur Khaliil, waxanu ku dilay Xaafada bariga magaalada London oo ay daganaayeen , Waxa la sheegay in ay ahaayeen lamaane cusub, oo is qabay ku dhawaad Lix bilood.

 

Hadaba dilkan Naxdin leh oo ay somalidi jaarka la”ahaa aad uga naxeen ayaa ku soo beegmaysa xili Gabdhaha Somaliyeed ee dagan London Ay codsanayaan Guurka Rag ajnabi ah, Iyagoo Qaarkood gaystay Misaajidka iyado lalayaabay sababta ay ku xusheen ragaasi inay gursadaan

 

Source: http://www.saaxilnews.com/2013/09/daawo-warnaxdin-leh-nin-carab-ah-oo-dilay-gabar-soomaaliyeed-oo-uu-guursaday-halka-gabdhihi-somaliyeedna-codsanayaan-ajnabi/

 

----------------

 

no comment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin-Yaaban;977196 wrote:
AUN. Hope he get's a life sentence for it, and has a longtime to think about it.

^ abti,

 

i've been warning against these sorts of racial intermarriages for the best part of a decade. my warnings have not been heeded. whether he goes to prison is irreverent, really. estimates show there's at least 100,000+ of ''our'' women in these sorts of violent and abusive relationships. this is their choice. caawa, they will sleep with one eye open, not knowing whether they'll live to see tomorrow. those who care aren't in a position to stop this subversive sub-culture.

 

gabadh Somaliyeed iskuma hubtida seedigaa oo ah ajnabi haysi seegina......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this