Sign in to follow this  
Carafaat

HAG elder oppose the Jubba agreement

Recommended Posts

Carafaat   

Oday Xaad is angry about the Jubba agreement. Another spoiler opposing compromise between Somalis.

 

 

Odey Xaad Oo Afka Furtey, Diideyna Shirkii

 

Iyadoo Labo maalmood ay ka soo wareegatay heshiiskii ay DF iyo Jubaland ku gaareen magaalada Addis Ababa ayaa markiiba odayaasha sheegta inay yihiin odayaasha dhaqanka ****** ayaa ka soo horjeestay heshiiskii Addis.

Oday Xaad ayaa wareysi siiyay warbaahinta gudaha wuxuu ku sheegay in heshiiskii DF iyo maamulka Jubaland ee u hogaamiyo madaxweyne Axmed Madoobe inay ka soo horjeedaan, islamarkaana ay DF kula talinayaan inay ka laabtaan heshiiskaas.

]

Maaha markii ugu horreeysay ay odayaasha ku qaraabta magaca beesha ****** inay ka soo horjeestaan in dalka uu ka hirgalo nidaamka Federaalka oo shacabka soomaliyeed sameystaan maamul goboleed. arintan ayaa waxay noqotay mid caado ah in mar walba ay ka hadlaan odayaal sheegta magac qabiil oo aan cidna matalin.

Arrimahaan ayaa ilaa hadda aysan ka hadlin masuuliyiinta ugu sarreeysa DF sababta ay mar walba odayshaan ku adeegta magaca beesha ****** ay u hurinayaan colaadda iyo isku dirka umadda soomaliyeed.

 

Halkan hoose ka Dhageyso .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOL weren't you claiming to be from Badhaadhe mar dhowayd. I knew you where a somali galbeedian you got that madax adeeyg.:D

 

True his folks reside in Dayniile we gave them that land, but ceelbuur is his hometown same way my Hometown is Xarardheere

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this