Sign in to follow this  
Somalia

Clearing make-shift neighbourhoods in Kismayo

Recommended Posts

Somalia   

Kismaayo (KON) - Shacabka ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa laga soo wariyay in ay ka cabanayaan bur burin ay Kooxda Raaskamboni ay ka wadaan Xaafado ku yaala Magaalada.

 

bakaaroo_9-620x330.jpg

 

Shacabka qaar kood waxa ay sheegayaan in ay yihiin dadkii ku dhashay degaanka xiligaan lagu hayo xafadahooda bur burin.

 

Hadafka bur burinta ay kooxdasi habka beel u abaabulan ayaa la sheegay in ay tahay qaar kamid ah xafadaha Kismaayo oo ah kuwo istiraatiiji ah.

 

Dadka degaanka waxa ay leeyihiin”manaqaano hadii xafadaha nagala bur buriyo meel aan aadno”.

 

Maleshiyadasi ayaa iyada iska indha tiraysa dhibaatada shacabka balse waxa ay ku sii kordhinaysa dhibatada ay gaarsinayaan.

 

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Can they expand this to the rest of Lower Jubba as well? A lot of people baa mar dhow Galguduud lagu celin :D :D

 

j/k

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this