Sign in to follow this  
malistar2012

Maxamed Cusmaan Jawaari oo u Jawaabay Cabdi Raxmaan Faroole digniin au diray.

Recommended Posts

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu si aad ah u dhaliilay Cabdi Raxmaan Faroole, madaxweynaha maamulka Puntiland, oo uu sheegay in uu yahay nin iska sheega wax uusan ka fiirsan.

 

“Dastuurka Soomaaliya cid wax ka bedeshay ma jirto. Mana laga bedeli karo iyada oo aan cidina la socan. Ma aha in saxaafada laga qeyliyo, wixii uu tabanaayo Cabdi Raxmaan Faroole waa in uu soo bandhigaa si dastuurka waafaqsan. Waxa aan leeyahay Faroolow idaacadaha in aan arinta uga dhigto issue waxaa ka wanaagsan in aad baarlamaanka u soo bandhigto wixii aad u fahamto qalad”, Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa sidaa ku yiri wareysi uu siiyay TV af-soomaali ku hadla.

Waxa uu intaa raaciyay in dastuurku uu yahay mid qabya ah oo la doonayo ugu danbeyn in la dhameestiro maadaama markii horaba aysan sameyn dowlada Soomaaalidu

Digniinta Jawaari ayaa waxa ay imaaneysaa iyada oo waayihii danbe Cabdi Raxmaan Faroole uu aad ugu cel-celinayay in dastuurka dalka ee qabyada ah wax badan si qarsoodi ah ay wax uga bedeshay.

 

Horay dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay u cadeysay in aan dastuurka wax laga bedelin inkasta oo maamulka Faroole ay soo ban-dhigeen qodoba dhowr ah oo uu sheegay in ay yihiin kuwa laga bedelay dastuurkii qabyada ahaa.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

waw the heat must got him couldn't keep low profile, now Jawaari officially outed himself as centralist.

 

lets begin the game Centralist Vs federalist

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I think only brute interational diplomacy can sway some Mogadishu-based retards, maybe Faroole should go through UN channels again. I mean, this man is purporting that Faroole never made it an issue with the parliament/government but went straight to the media outlets, that's just foolish and sounds untrue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this