Sign in to follow this  
malistar2012

Madaxweynaha Maamulka G/Mudug oo Sheegay In uu Ka Qeyb Qaadanyo Xalinta Khilafaadka Dowlada Iyo Maam

Recommended Posts

Madaxweynaha Maamulka G/Mudug oo Sheegay In uu Ka Qeyb Qaadanyo Xalinta Khilafaadka Dowlada Iyo Maamulka putland

 

 

 

5-08-2013-Galkacyo-Xili Khilafaadka U Dhexeeya Dowlada Feraalka Ee Soomaaliya Iyo Maamu Goboleedka Putland uu Cirka Isku Shii Shareerayo Ayaa Arintaasi waxaa ka hadlay Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Isagoona Sheegay In Maamulkiisu uu ka Qeyb qaadanayo Xalinta Khilaafaadka Maamulka Putland iyo Dowlada Soomaaliya.

 

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug Ayaa waxa uu sheegay in danta ay ku jirto in la isugu yimaado gogal nabadeed si loo xaliyo khilaafka jira balse aysan dani ku jirin in lasii kala fogaado.

 

Cabdi Xasan Cawaale Mar Uu ka Hadlayay Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe ee Bartamaha Soomaaliya Ayaa waxa Sheegay In Guul Laga Gaaray Shirkii Dhismaha maamul Ee Ka Socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya luguna Dhameystiri Doono Magaalada Cadaado ee Xarunta Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb.

Hadalkaan ayaa wuxuu Cabdi qeybdiid ka jeediyay xaflad lagu maamuusaye 7-sanoguuradii

Share this post


Link to post
Share on other sites

in other news we are about see new state very soon

Cabdi Xasan Cawaale Mar Uu ka Hadlayay Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe ee Bartamaha Soomaaliya Ayaa waxa Sheegay In Guul Laga Gaaray Shirkii Dhismaha maamul Ee Ka Socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya luguna Dhameystiri Doono Magaalada Cadaado ee Xarunta Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb.

Hadalkaan ayaa wuxuu Cabdi qeybdiid ka jeediyay xaflad lagu maamuusaye 7-sanoguuradii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this