Sign in to follow this  
Jiir-Jiroole

Soomaaliland oo Faysal Cali Waraab ku tilmaamay inuu yahay Nin xasuuq ka geystay Soomaaliland.!!

Recommended Posts

Wasiirka madaxtooyada maamulka Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay inuu eedeyn kulul u soo jeediyey gudoomiyaha xisbiga mucaadradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe asagoona ku tilmaamay inuu yahay qaa'inul wadan xasuuq ka geystay Soomaaliland.

 

Wasiirka madaxtooyada maamulka Soomaaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wafdi uga qeybgalaayey maamulka Soomaaliland wadahadalada ay la leedahay dowlada Soomaaliya oo dhawaantaan la filaayo inuu ka dhaco dalka Turkiga ayaa waxaa la sheegay inuu weerar afka ah uu ku qaaday gudoomiyaha xisbiga mucaadradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe asagoona ku eedeeyey inuu yahay nin u taagan bur burinta Soomaali;and islamarkaana u dhuumanaayo dowlada Soomaaliya oo uu sheegay inuu kala dhexeeya xiriir hoose, Wasiirka madaxtooyada oo ka jawaabaayey hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ahaa inuu ka reebay wafdiga ka qeybgalaaya wadahadalada dalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID inuu yahay nin qaa'inul wadan ah islamarkaana

 

Ugu dambeyntiina iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey uu sii kordhaayey qilaafka u dhexeeya gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe iyo xisbiga talada haya ee maamulka Soomaaliland ayaa arintaan waxay imaanaysaa ka dib markii laga reebay Faysal Cali Waraabe wafdiga Soomaaliland uga qeybgalaaya wadahadalada ay la leedahay dalka Soomaaliya kaas oo uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe uu ka qeyb galay shirkii kol hare ka dhacay dalka Turkiga, Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uua yahay nin ku caan baxay mar walba hadalo adag inuu shaaciyo waxa uu aaminsan yahay iyo sida ay wax ula muuqato asaga oo aan u aabe yeelin waxa ka imaan karo

 

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool just because this man is trying to cut a deal to get his cabal into government with Somalia, the other cabal starts attacking the survival instincts that feisal is displaying in saving his own skin?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this