Sign in to follow this  
MoonLight1

The Great escape.

Recommended Posts

FADEEXAD:—Koox la socdey Xasan Daahir oo si qarsoodi ah Garoonka diyaaradaha Muqdisho looga saarey sidaasna ku galay si xor ah magaalada

caruuus.jpg

Ninka aad sawirkaan ku aragtaan waa Maxamed Cismaan Caruus oo ahaan jirey Afhayeenkii Xisbul Islaam , waana gacanta midig ee Xasan Daahir Aweys, wuxuuna ka mid ahaa ragii Al-shabaabka ahaa ee la socdey Xasan Daahir Aweys, sida la cadeeyey MaxamedCismaan Caruus iyo rag kale oo la socdey Xasan daahir Xalay markii Muqdisho laga soo dajiyey ayay u suura gashay iney si farsamaysan Garoonka uga baxaan iyagoo isku dhexdarey Wafdigii Ximin iyo Xeeb ee Saarnaa Diyaarada sidey Xasan Daahir Aweys.

Kooxdaan Al-shabbabka ah ayaan hadda laga warheyn meesha ay Muqdisho ka galeen inkastoo loo badinayo in Dhuumashadoodu ahayd mid ay horey usoo qorsheysteen ayna ogyihiin meesha ay sal Dhigayaan, waxaa kaloo loo badinayaa iney jiraan shaqsiyaad ka tirsan ciidamada nabadsugidda inay ka caawiyeen inay baxsadaan, shaqsiyaadkaas oo loo maleynayo inay laalush qaateen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

They 've focused so much on Xassan Daahir and were carless about these men,so that could also be another reason. Waxaan rajayn in nolol ama geeri la soo qabto kuwaas haddii ay dowladi jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this