Sign in to follow this  
Gabbal

Somali gov labels the charge of massacre (xasuuq) against Kenyan forces in Kismaayo

Recommended Posts

gooni   

Kenya danaheeda gaarkaa wey u dhiman kuwa afkooda yaqaanana wey ku danaysan hadii waraabe cimaamad loo saaro makala jecla waa u madaxwene,reer gedo go'aankoodu waa cad yahay mana ogola inay ugaali ciid ka jaftaan

 

Xiin iyo wilashiisuna waxay noogu sheekaynayaan meesha dawlad baa ka jirta intay kenyaatiga dhabarkiisa dhufays ka qoteen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis;965779 wrote:
There is no accusation from Mogadishu, i mean SFG.

 

This morning, Kenyan Foreign Ministry summoned Somali Embassy staff here in Nairobi to explain the accusations. The staff called state house in Mogadishu, aka, President Hassan's Office. The instructions was that they can not say that the allegations made by the junior minister acting on the order of the PM and tolnimo responsibility is the SFG's position. File closed.

 

Sow markaa warku uma eka, dheg ha u dhigina waa war reer saar Gedoode!!

 

Yaan la isu dawladeeyn, jubbaland na dawlad ma aha ; Office of PM na dawlad ma ahe. Reeraha hala kala qabto.

Abtigiis marka meesha yaa dawlad ka aha Kiiniya somaha. Waba fawdo sideedi ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Gabbal waraaqo jecelaa ma awawgii baa ingiriis ah horta!

 

Kolba warqad baa la soo saaray unbuu leeyahay. Igad baa kan tidhi, EU kii kale tidhii, Gedo ayaa war saxaafadeee soo saartay; wasiir hebel baa xamar sidaa ka yidhi... All good except the thing has really moved from paper now.

 

Kibir iyo awal Kenya ayaan ku geeyay ee maantana Nigeria meel ka sokeeysa kaaga hadhi maayo, ayaa la eeday. Iyo Saaciiid oo 9 bilood Xassan lacag kaga dhameeyay give me more money I will deliver Kismaayo. I am told Hassan is looking for a better partner who can deliver.

 

Bal kaalaya oo meesha Madaxweeyne ku xigeen hada ka noqda, after a short while na doorashaa dhacayaa ee let us even agree on a rotational presidency xitaa waa lagu yidhi reer kacaan. Maya ka kac kursiga ileen anigaad waligay askari ii ahaan jirtee adigu ma is taahishide. That can ony lead to bloodshed. I am not saying one will win, but it sure will not bring peace. Arrogance draped under whatever name constitution, dawladnimo meel aan dagaal aheeyn ku gaadh siin maayo. Unfortunately blood have to be spilled to make some with Gabbal's mentality the futility of false clan pride.

 

Miskiin Macruuf Aqyaarna, sheeko tacbaan ah oo Soomalinimo ayuu baryahan meelahaa la wareega sidii oo aan anagu Oromo ama Zulu nahay! Goormaa reer hebel qudha danta somalia kuwa ka taliya noqdeen???

 

Runta ha la isu sheegoo...yaan harag shabeel la isu xidhan!

 

For now,heesa dalabaadka 1 da luuliyo ayaan idiin kaga tagayaa. I did not want to do this but Gabbal's waraaqo really called for it!

 

Ku soo dhawaada heestii "New York City Life" iyo Tony Wilson...

 

"Eddy's dead, shot in the head

By a brother, brother

Who is gonna tell his mama

Who is gonna tell reer laba-kac-leeyin"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Abtigiis-

 

A new chapter opened up which has never existed before betweem those communities.

 

Kenya will leave sooner or later. They all did. Just in the last 20 years, the revolutionary government did, the USC did, SPM did, the Belgians did, the ICU did, the Ethiopians did, Al Shabaab did. Kenya will leave and the central factor which continued to exist will continue.

 

When the Kenyans leave, it will be an ugly situation if the "qaan" is exacted and it is a heavy one indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Arkay oo anaa iska leh' weeye caqliga Barre Hiiraale.

 

Gabal waa wiil yar oo aan taariikh hayn, danbi ma leh. Waxa meesha ka dhacay caqliga gaaban ee Barre ka sokow waxa iyaguna qayb libaax ku leh VOA iyo Hiiraan Online oo Barre Hiiraale deg-deg u dallacsiiyey, oo yiri waa madaxweyne si quwad leh loo doortay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xiin-

 

War jiraba cakaarahu imaan. Anigu waan hubaa aamusnaantaadi xagaa iyo Kismaayo inaad sideedi ku laaban doontid.

 

Maamulkii Abdullahi Yusuf hal sano ayuu Kismaayo ku tamashlaynaye Ethiopia isku halaynteedi. Saacad ka danbaysay ka bixitaankoodi waan xasuusan nahay daqiiqad in laga dabo diray Kacdoonki Faarax Taano.

 

Kenya ayadu hal sanabo uma dhawa waqtigiina waa harsan yahay marka waan kugu taageeraanahay intay goori goor tahay inaad farxada si fiican u nuugtid.

 

Wiilashi Kenya daaha ka tuuray maanta wax ka maqan haba yaraatee lama arko. Caano iyo hilib ayeey duleedka Kismaayo ku nagaashayaan iyagoo tariikhda baal dahab ka galay. Hada ayaanan ku sheegaya beri ama saad dambeba Kismaayo way ku laaban. Adiga oo kale yaan Kismaayo lagu arkin markaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Gabbal, been baad sheegtay. Bring it on. Kenya ha baxdo bari and we will see. Shalay baa la is waydiiyey oo nin oday ah baa yidhi " war horta meesha reer Kacaan inagaga adkaan jiraan ee ay maalin walba sheegayaan xageey aheeyd?"

Fikirkaa buka ee reer hebel anagaa ka adag ah waa waxa ku lugooyeey.

 

Asxaantana hargab baad ka qaadaan. So BRING it on dark boys!

 

Xinnfaniin

 

Shalay mid xun oo reer puntland ah oo isoo diray message baa aad uga xanaaqay. Wuxuu ku leeyahay " war baryhan ba reer kacaan anagoo aan waxba ku sameeyn ayey noo fak fakanayeen; maanta dhagaha lagu dhuftay oo ******** is heleen." After he said this, he added the annoying part: "Gun, gunbaa kaa dhicisa" ku lahaa... Ciyaala suuq!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol

 

Horta Abtigiis ninyahow why do you always quote kuwa ma gudbayaasha ah from the pirate community? Nin taariikh garanaya maahayn ninka adiga iyo Gabal gun idinku sheegay , taa ilaah ba marqaati ka ah.

 

Caqli xumada Gabal waa wax jira oo marqaati ma doonta ah, laakin gunnimo ka dheer awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabbal;965927 wrote:
Xiin-

 

War jiraba cakaarahu imaan. Anigu waan hubaa aamusnaantaadi xagaa iyo Kismaayo inaad sideedi ku laaban doontid.

 

Maamulkii Abdullahi Yusuf hal sano ayuu Kismaayo ku tamashlaynaye Ethiopia isku halaynteedi. Saacad ka danbaysay ka bixitaankoodi waan xasuusan nahay daqiiqad in laga dabo diray Kacdoonki Faarax Taano.

 

Kenya ayadu hal sanabo uma dhawa waqtigiina waa harsan yahay marka waan kugu taageeraanahay intay goori goor tahay inaad farxada si fiican u nuugtid.

 

Wiilashi Kenya daaha ka tuuray maanta wax ka maqan haba yaraatee lama arko. Caano iyo hilib ayeey duleedka Kismaayo ku nagaashayaan iyagoo tariikhda baal dahab ka galay. Hada ayaanan ku sheegaya beri ama saad dambeba Kismaayo way ku laaban. Adiga oo kale yaan Kismaayo lagu arkin markaas.

Waa talo fiican ! Ilaahay wiilasha mutacalimkoodii sidaan u hadlayo ima tuso, weyba i diline :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

A new chapter opened up which has never existed before betweem those communities.

 

Kenya will leave sooner or later. They all did. Just in the last 20 years, the revolutionary government did, the USC did, SPM did, the Belgians did, the ICU did, the Ethiopians did, Al Shabaab did. Kenya will leave and the central factor which continued to exist will continue.

 

When the Kenyans leave, it will be an ugly situation if the "qaan" is exacted and it is a heavy one indeed.

 

Gabbal, your last post is not encouraging at all, I was with you on everything else but your last post is calling for two brotherly communities who settled together in many parts of Jubooyinka and Gedo peacefully for many years to fight to the teeth and destroy each other.

 

 

I would like to ask few question/s on everyone on this board regardless of their political garabyo!

 

Dagaalkii ka dhacey Kismaayo maalin dhaweyd yuu u dhaxeeyay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this