Sign in to follow this  
MoonLight1

Xasan Daahir changes his mind. AGAIN.

Recommended Posts

Xasan Daahir oo mar kale diiday in Muqdisho loo soo qaado iyo Xiisad ka taagan degmada Cadaado

 

 

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ku sugan degmada Cadaado ayaa mar kale diiday in loo soo qaado magaalada Muqdisho iyadoo xiisad arintaas ka dhalatay ay ka taagan tahay gudaha degmadaas.

 

Wararka ayaa sheegaya in Xasan Daahir uu dhowr jeer isbedelay mowqifkiisa 48-kii ee saac ee la soo dhaafay isagoo marna ogolaanayey in Muqdisho loo soo qaado, marna diidayey.

 

Odayaal iyo waxgarad ka baxay Muqdisho oo maalmahan kulamo la lahaa Xasan Daahir ayaa sheegay saaka in Shiikh Xasan Daahir uu si kama dambeys ah uu xalay uga ogolaaday in Muqdisho uu u soo raaco, hase ahaatee saaka ayey wararku sheegayaan inuu mar kale Xasan Daahir ka laabtay aqbalaadiisii isagoo sheegay inuusan Muqdisho aadeynin.

 

 

Arintaas ayaa waxay si weyn uga careysiisay maamulka Ximan iyo Xeeb iyagoo ciidamo fara badan ku wareejiyey guriga uu Shiikh Xasan daahir ka degan yahay degmada Cadaado.

Sidoo kale, ciidamada Ximan iyo Xeeb ayaa xabsiga u taxaabay saraakiil iyo wiilal Xasan Daahir ilaalo u ahaa oo kala soo baxsaday degmada Baraawe, kana tirsan Al-shabaab.

 

Afhayeenka maamulka Ximan & Xeeb Maxamed Nuur Hagafey ayaa saxaafada u sheegay in Xasan Daahir uu ka laabtay ogolaanshihii ahaa in Muqdisho loo soo qaado, hase ahaatee aysan weli ka quusanin oo weli wadahadalo lagula jiro, isagoo beeniyey in raggii la socday la xirxiray.

 

Warar soo baxaya oo laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Xasan Daahir ay kulankii ugu dambeeyey la leeyihiin odayaal iyo waxgarad ka baxay Muqdisho, haddii uu dalabkooda diidana maamulka Ximan iyo Xeeb ay u qorsheysan tahay iney si qasab ah ku soo saaraan dayuuradii u soo qaadi laheyd Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i already thought why would Hassan daahir aways want to be humiliated by Amisom and the govt in Xamar?

So sheeko kalu waday , the man just went to see the tol and the tol said we will never allow Some one to hurt you aslong as you are in our midst.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rubbish.

 

No one told him no such thing. Why do you like to make stuff up anyway? Or do you just type whichever nonsense that comes to you mind?

 

His clan do not want anything to do with him which is why they are doing everything in their power to get rid of him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So trying to ship him to Mogadishu these last few days to face justice shows us that they DO NOT want to hand him over as you say....ninyahow, what planet are you from?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The S folks of Cadaado want to get rid off him as it brings them unwanted bad publicity, but the the C folks of Guriceel where xasan hails from don't want their old man end up with orange suit and humiliated if he's sent to xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;965151 wrote:
^^ Ask your self why he hasn't been shipped to Xamar?

The only reason he hasn't been forced on a plane to Mogadishu is that Culosow is trying to be placate certain segments of Aweys' sub clan. But since, this has clearly failed--Culosow has no choice but to force the issue because his reputation-- the little he has left-- is on the line.

 

Saaxiib, either way Daahir is soon to be history...but it's up to Culosow to either do it himself in a magnanimous way by putting the old man on trial in Mogadishu or let the Ethiopians and Americans have their way with him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Daahir iyo xubno reer Aweys ah oo isku haray iyo ciidanka oo diyaar u ah in ay qasab ku kaxeeyaan

Waxaa hadda garoonka diyaardaha ee Cadaado ku sugan diyaaradii Muqdishu u qaadi lahayd Xasan Daahir waxaana qolka Xasan kula jira oo kaliya xubna qoyska reer Aweys ah. Waxaa ka soo baxay dhammaan xubnihii kale Xasana wali waa diidanyahay inuu diyaaradda raaco.

Ciidanka Ximan iyo Xeeb ayaa diyaar u ah in ay Xasan qasab ku saaraan diyaaradda taasoo magac xumo u soo jiidi doonta wadaadka oo haddii uu ku sii adkaysto diidmada mutaysan doona xabsi iyo in qasab sharciga lagu hor geeyo.

Marka la eego dhaqanka xasan daahir waxay u egtahay in qasab diyaaradda lagu saari doono.

 

ximaniyoxeebaha.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this