Sign in to follow this  
MoonLight1

Xasan Dahir speaks briefly.

Recommended Posts

Xasan Dahir Aweys ayaa sheegay in Maleeshiyada Ahmed Godane qabteen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo Ibrahim Afakhani ku jiray hasse yeeshee uu khaarijiyay todobo ka mida.

“Nin Mareykana,Nin Faransiisa iyo shan Sarkaal oo Somalia uuna ka mid yahay Ibrahim Afakhani ayuu dilay ,waxaana ka quusanay inaan fahamsiino shareecada iyo jihaadka” ayuu yiri Xasan Dahir Aweys oo si kooban uga hadlayay xaaladaas.

Xasan Afrax oo u dhashay beesha Cadaado ayaa la weydiiyay,wuxuuna uga jawaabay ” Waa nool yahay baraka beelahaas”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this