Sign in to follow this  
malistar2012

WAR CULUS: Sheekh Mukhtaar Roobow oo la la’yahay iyo shaki laga qabo inuu baxsaday

Recommended Posts

Wararka aynu haatan helayno ayaa sheegayaa in la waysan yahay Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur isaga iyo ciidamo badan oo la socday, waxaana jira tuhumo aad u badan.

Laba xarun oo uu ku lahaa gobalada Bay iyo Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ciidamadiisa uu ka watay, isagoona meel uu galay ilaa hadda aan la sheegi karin.

Waxaa durba soo baxay tuhun ah isna in uu baxsaday, laakiise warkaasi weli meel cad laguma sheego, in kastoo ehladiisa maalmahaan ay wadeen dadaalo badan oo ay dowaldda kagala hadlaayeen Abuu Mansuur inuu dhankooda usoo wareego.

Hadii Xasan Daahir Aweys uu kasoo cararay ciidamada Al-shabaab, waxaana isna tuhun soo galay Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo saaxiibo dhaw ay ahaayeen Labadooda.

Al-shabaab ayaa markaan waxaa soo wajahaaya kala fur furnaansho aan caado ahayn, iyadoona ay kala qeyb sameen dhamaan saraakiishooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

alshaabaab on the run what a good news indeed they are feeling the Pressure ............. right after the Gov announced the battle against alshaabab will start , alshaabaab leaders started panicking

 

 

sacid_milateri_11.jpg

 

 

The Lions of Africa are ready to secure the country

 

 

sacid_milateri_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

malistar2012;964663 wrote:
alshaabaab on the run what a good news indeed they are feeling the Pressure ............. right after the Gov announced the battle against alshaabab will start , alshaabaab leaders started panicking

 

 

sacid_milateri_11.jpg

 

 

 

The Lions of Africa are ready to secure the country

 

 

sacid_milateri_1.jpg

OMG!

 

the guy in the orange shirt, tie, top hat and sunglasses is actual security? kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Lool@malistar

 

Ninyoow xishood. Godane trying to make shabaab stronger by getting rid of his rivals has nothing to do with qoslaye or his incompetent government. Lool@panic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

QansaxMeygaag;964726 wrote:
OMG!

 

the guy in the orange shirt, tie, top hat and sunglasses is actual security? kkkk

lol Dude is dressed like a pimp :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukhtaar Roobow iyo Ciidamo uu wato oo saldhigtay Tuuladii uu ku dhashay

 

Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mid ah hogaanka sare ee Xarakada Shabaab ayaa waxa uu soo gaaray deegaanka Taabo oo 18 km u jirta magaala madaxda gobolka Bakool ee Xudur.

 

Inkasta oo aan si dhab ah loo ogayn waxa uu u socdo Mukhtaar Rooboow ayaa waxaa hadana aad loo hadal hayaa inuu isu soo diyaariyay sidii u isu soo dhiibi lahaa isagoo weliba haatan salka dhigtay tuulada Taabo oo Isaga, aabihii iyo awoowgiiba ay ku dhasheen una dhasheen.

 

Talaabadan uu Mukhtaar Rooboow ku tagay tuulada Taabo ayaa waxay imaanaysaa 24 saac ka dib kolkii Hogaamiye Xasan Daahir Awees uu isu dhiibay mid ka mid ah maamul beeleedka beeshiisa ********** ee Ximin iyo Xeeb.

 

Halkan ka dhegayso Waraysi uu wariyeheen magaalada Baydhabo Cali Cabdulqaadir Cali(Cali Maykaykal) uu la yeeshay mid ka mid ah maamulka dowlada ee gobolka Bakool.

Xigasho

___________________

 

Hadduu warkaan run yahay, meesha waa lagu kala cararay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this