Sign in to follow this  
Carafaat

26 June Independence celebration in the Presidential Palace in Mogadishu

Recommended Posts

Carafaat   

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay 26-ka June markii ay xornimada qaateen Gobolada waqooyi iyo markii u horeysay oo Calan soomaaliyed la taagay ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada.

 

Qaban qaabada munaasabadan oo ka duwaneyd tii hore kadib markii gudiyo qaran loo saaray ayaa xalay si jawi degan oo ammaan ah ku qabsoontay, waxaana abaarihii 12-kii habeenimo ee saq dhexe la taagay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya.

 

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari, Ra'iisul Wasaare Saacid, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, saraakiil iyo marti sharaf kala duwan.

 

Khudbado ay ka jeediyeen munaasabada Madaxda ugu sareysa dalka ayaa waxay kaga hadleen munaasabada 53-guuradii ka soo wareegatay markii gobolada waqooyi xornimada qaateen iyo is raacii gobolada koofur iyo waqooyi ee 1-da Luulyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

beautiful and well organized event. Masha'Allah.

 

June 26 & July 1st waa maalimo qaayo weyn oo umada Somaliyeed guul uso hoyatay. Ilaahay waxan ka baryaya halgankii awoowayasheen uso halgameen xornimada iyo calankena bluuga in uu khasaarmin oo aan dadaalki halka ka wadno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

^^ It's called a photo op in the rest of world in Somalia it's the main role of the president. Only in Konfuria would the obvious be so unobvious. Have you ever heard the expression elephant in the room this is more like a planet in the room lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Aaliyyah;964552 wrote:
beautiful and well organized event. Masha'Allah.

 

June 26 & July 1st waa maalimo qaayo weyn oo umada Somaliyeed guul uso hoyatay. Ilaahay waxan ka baryaya halgankii awoowayasheen uso halgameen xornimada iyo calankena bluuga in uu khasaarmin oo aan dadaalki halka ka wadno.

The Garad clan did not want to unite with Somalia in 1960 so I don't know which awowaysha you talking about.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Carafaat;964555 wrote:
Garoodi, maxaa uga jeeda?

Waxan u jeda what it says on the tin back in 1960 the Garad clan said we should not unite with Somalia and they were right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

GAROODI;964554 wrote:
The Garad clan did not want to unite with Somalia in 1960 so I don't know which awowaysha you talking about.

In 1960, the people of Khaatumo were for Somali unity & it will stay that way forever. Around that time, the Khaatumo people along with other Somalis founded USP (United Somali party) and that name should give you some insight into what they stood for.

 

Next time you bring forward another false claim, do back it with evidence. It is quite petty to continuously tell lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this