Sign in to follow this  
MoonLight1

Latest news on Xasan Dahir, HAG in action, tense villa Somalia.

Recommended Posts

War Deg Deg ah– Oday Xaad oo Madaxtooyada lagu arjey inu ololeynaya in Xasan Sheikh Aweys la keeno Xamar ka dib hanjabaad kasoo yeertey Ehlu Suna Waljameeca

 

Culumada Ehlu Suna Waljameeca ayaa ku baaqay in si deg deg ah iyaga loogusoo gacan galiyo Xasan Daahir Aweys oo iminka ku sugan Cadooda hadii kale ay weerarayaan Cadaado, Hadalada kasoo yeerey Sunawal Jameeca waaxay fadhiga ka kiciyeen Odoy Xaad iyo Xulufadiisa , waxaana saaka barqadii Villa Somalia lagu arkey Oday Maxamed Xasan Xaad iyo sadex oday oo la sucda, waxayna Madaxtooyada u yimaadeen sidii Xasan Daahir Aweys Diyaarad loogu diri lahaa si uu Xamar u yimaado.

Xaalada ayaa hada u muuqata Mid cakiran ka dib markii laga warheley in Imaatinka Xasan Daahir aweys ee Gobolada Dhexe uu ahaa mid Villa Soomaaliya waxkasoo abaabushey, Waxaase iswaydiin Mudan Hadii xasan Daahir la keeno Muqdisho meesha uu ka galayo Sirdoonka Caalamka iyo Amisom.

Odoyaasha ay ka mid yihiin Maxamed Xasan Xaad ayaa la sheegey iney qaybwayn ka qaateen in Xasan daahir aweys uu aado Gobolada dhexe ka dib markii khilaaf Xoogan soo kala dhex galay isaga iyo Saraakiisha Al-shabaab, Waxaana Hada olole xoogan ka socdaa Villa Soomaaliya sidii lagu keeni lahaa Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this