Sign in to follow this  
Hibo

All You need s to laugh.

Recommended Posts

Hibo   

Dhibaatada heysata caruurta soomaaliyeed eee aan soomaaliga sida wanaagssan u garaneyn..

Maalinbaa reer jooga dalkan mareykanka ayaaa waxay soo booqdeen reerkale oo aya qaraaabo ahaayeen..Reerka soo booqdey waxay ka koobnaayeen labo wiil iyo hooyadood.Ka dib kolkey gurigii ay usoo socdeen yimaadeen ayaa si wanaagsan loo soo dhaweeyey.Ka dib baa wiilasha reer ka soo booqdey mid ka mid ah wuxuu arkey inan (gabar) ay dhaleen reerka ay soo booqdeen oo u eg hoooyadeed xaga ekaanshaha (physical appearance)qaasatan dhabanada ama camanka,, Kolkaa buu inankii yiri Ala eega inanta hooyadeed bey candhada kaga egtahay.. isagoo ula jeeda dhabanada ama camanka.. dadkii meesha joogey baa marna yaaba marna qosla ..inankii wuu ku sii celcelinayaa oo sii lee yahay ala eeega waa candhadeediyoo halkan taaagan,, lolololololololol

Waaa sheeko dhacdey

 

Mid kale hadaan ku daro maalinbaa wiil aan sidaa soomaali u garaneyn ayaa wuxuu tagay wadankii soomalia xamar markaas ayuu wuxxuuu raacey xaajiyo qamsiiin.. kuwa bii Elka loo yaqaan ee bakaaraha ka shaqeyya xaajiyadii ayaa loo istaajiyey hawaan rakaab ah kadib ayay naagtii soo fuushey xaajiyadii.. Willkii kursi ku xigey ayaa banaanaa islaantii aad bey u buurneyd ka dib meeshii ayay ku fadhiiso is tiri.Islaaantii markey salka sii dhigeysay kursiga ayay tiri ala meesha ciriiri badanaa.. Wiilkii baa intuu u jawaabey islaantii ku yiri eedo kursiga cirriri maahee dabadaada ayaa weyn lol.. runtii kama aysan aheyn islaanta wax ka sheeg laakiin soomaaliga ayuusan kala garaneyn kan lagu hadlo iyo kan an lagu hadal

 

One love and peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this