Sign in to follow this  
Dr_Osman

Hargaysa - Child Rape Goes Unchecked And Rises. Last Year 182 Kids Pay The Price. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Kufsiga Caruurta oo ku soo badanaya gobolada Waqooyi Galbeed ee Somalia [Maqal]

 

Toddobaadkan gudahiisa ayaa waxaa isbitaalka wayn ee ku yaala magaalada Hargaysa waxaa la keenay laba carruur ah oo la kufsaday oo da'doodu toddobo iyo lix jir ahayd. Saddexdii bilood ee ugu danbaysay wuxuu isbitaalada magaalooyinka Hargaysa iyo Burco la diiwaangaliyay siddeetan qof oo la kufsaday oo u badan carruur.

 

Guud ahaan gobolada Waqooyi Galbeed ee Somalia ama ee la baxay Somaliland ayuu aad ugu soo kordhay kufsiga oo sanadkii hore inta la diiwaan galiyay ay ahayd 182 kufsi. Kufsiga ayaan laga hadlin bulshada Soomaalida dhexdeeda, mana jiro sharciyo adag oo ilaalinaya ammaanka dumarka Soomaalida.

 

Waxaa la soo gabagabeeyay shir ku saabsan la dagaalanka kufsiga oo ururada xuquuqda biniaadanka ay soo qabanqaabiyeen. Gudoomiyaha gudiga sare ee ilaalinta xuquuqda bini'aadanka Fatxiya Xaaji Xuseen Jaahuur ayaa uga warantay

kufsiga soo batay wariyaha BBC Axmed Saciid Cige.

 

Audio

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2013/04/130421_somaliland.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

These figures are scary, I haven't seen so many pedophilia cases in one year anywhere in the world. The scary thing is it's only going to rise so that number maybe in the 300-500 this year.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

This man himself is questionable;), his story is all about rape, pedophilia, and pictures of young orphanages he has taken from somewhere in puntland in order for exchange and gain quick dosh :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this