Sign in to follow this  
malistar2012

Somali DF minister visit Troops in the Front line Kismayo , The Jeneraal Ismaaciil Saxardi replaced

Recommended Posts

xaaji habaar,

 

the man in the end is called Macallin Maxamed , he is a peacemaker , and grand sheekh of sort, but when things get rough he knows how to fight , the clip was before Hoosh capitulated to the Jubbaland admin demands which was succinctly put ; we are the legitimate leaders of this land, if you accept that we will treat you with the respect you deserve if you don't just leave us alone and go back to Mogadishu . The committee accepted that , hence the talks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasaaradda Gaashaandhiga

 

Kismaayo-(Sh.M.Network)-Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bixineyso Mushaaraadka Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

 

Cabdi Xakiin Xaaji Max’ud Fiqi Wasiirka difaaca Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada ku sugan Gobollada Jubbooyinka ay heli doonaan Xuquuqdooda si ay u xoojiyaan dagaalka lagula jiro Kooxaha ka soo horjeedo dowladda Soomaaliya.

 

Wasiirka Gaashaandhiga C/Xakiin Max’ud Fiqi ayaa sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay in La qarameynayo dhammaan Maleeshiyada ku sugan Gobollada Jubbooyinka oo ay ka soo qeyb qaateen dib u xoreynta dalka.

 

Wasiirka Difaaca Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii waxa uu xusay in dowladda ay xooga saari doonto tayeenta Ciidamada dowladda Federaalka si loo Xaqiijiyo Ammaanka dalka.

 

Hadalka Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu imaanaya xilli dowladda Federaalka ay ballan qaadyo ku aadan dhisidda Ciidamada ay ka heshay dowlado fara badan oo ka tirsan Caalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this