Sign in to follow this  
malistar2012

DHAGEYSO COD: Madaxweynaha Maamulka Jubaland Sheekh Axmed Madoowe oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedkii I

Recommended Posts

DHAGEYSO COD: Madaxweynaha Maamulka Jubaland Sheekh Axmed Madoowe oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedkii IGAD ee Addis Ababa

Madaxweynaha Jubaland State of Somalia Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka IGAD ee ku baaqayay in dowladda Somalia ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir oo ay dhamaystirto maamulka Jubaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubooyinka uu maamul u dhisan yahay isla markaana aysan ogolaan doonin in maamul cusub mar kale la soo dhiso.

Axmed Madoowe wuxuu intaas ku daray in shirka IGAD ku baaqday ee dowladdu ay hormuudka ka noqon doontaa uu yahay mid lagu dhammeystiri doono maamulkii ay iyagu horey u dhiseen.

Madaxweynah maamulka Jubaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa dhinaca kale dowladda Federaalka ku eedeeyay inay qas ka wado gobolada Jubbooyinka, kana danbeyso maamulada lagaga dhawaaqay Kismaayo, wuxuuna sheegay in wixii dhibaato ee Kismaayo ka dhalata ay mas’uuliyaddeeda qaadi doonto dowladda Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga madaxweynaha:

Share this post

Link to post
Share on other sites

sounds like Blacky is loosening up , quick to obey IGAD .

Madaxweynaha Jubaland State of Somalia Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka IGAD ee ku baaqayay in dowladda Somalia ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir oo ay dhamaystirto maamulka Jubaland.

Blacky wants to play politics , FG should disarm the raskaalat milities and integrate with SAF

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mooge   

its good you understood madoobe is playing high level politics. loool. i was told by sources that clanist qoslaye is not happy tonight ninyoow. one of the guys i talked close to villa somalia said qoslaye was upset by madoobe's calm welcoming response. lol.

Stop lying mooge is ceeb , Everyone Villa is happy things turned this way , Modaba will soon be disarmed peacfully and will get small role if anything Jubba .

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mooge   

Talk to [*********] ninyoow if you have villa somalia connections. walahi qoslaye was upset that madoobe gave that response. qoslaye knows madobe is playing politics ninyoow. qoslaye wanted madoobe to turn against IGAD but madoobe was already briefed by Uhuru of the coming communique and its wording. the message was that madoobe as president of jubaland and equal partner will agree to talks with the FGS. this is what jubaland wanted in the first place. loooooooooooool.

keep spinning ninyoow. this is not looking good for qoslaye tonight.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Talk to [*********] ninyoow if you have villa somalia connections. walahi qoslaye was upset that madoobe gave that response. qoslaye knows madobe is playing politics ninyoow. qoslaye wanted madoobe to turn against IGAD but madoobe was already briefed by Uhuru of the coming communique and its wording. the message was that madoobe as president of jubaland and equal partner will agree to talks with the FGS. this is what jubaland wanted in the first place. loooooooooooool.

are you serious ?

That's not true moog , the beesha is united from the head of Gedo His excellency Kaliil, Abbas the head of government army in Kismaayo, Warfa the head of government army in Gedo, His excellency Barre Hiraale and the Somali prime minister his excellency Mr Saacid. The others are ...

Share this post

Link to post
Share on other sites

why do keep repeating the word niyow, you got tourrettes or what. by the way this jubbaland thing is unconstitutional and madoobe is just a kenyan lackey.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this