Sign in to follow this  
Aaliyyah

Quruxda Beeraha Soomaaliya - Bilicda Dhulka hooyo doqon baan ogeen

Recommended Posts

Nice videos Aaliyah, so much doog was unexpected. It makes one wonder though, how productive even the arid regions could be if they are invested in and modern technology such as drip irrigation is used.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Aaliyyahna waxaa Ku dhacay cudurkii Doctor Osman iyo Xaaji Xunjuf. Tuuladayada wadooyinkeedii, Tuuladayada Hotel-ladeedii, Tuuladayada dhiiqadeedii iyo dhagaxaanteedii:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Showqi;952326 wrote:
Aaliyyahna waxaa Ku dhacay cudurkii Doctor Osman iyo Xaaji Xunjuf. Tuuladayada wadooyinkeedii, Tuuladayada Hotel-ladeedii, Tuuladayada dhiiqadeedii iyo dhagaxaanteedii:D

Waxa layidhi af caytamay ninkisa ku yaala.

 

Feel free to post other regions within Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Doctor Osman iyo Xaaji Xunjuf waxa ay halkan ku soo dhajiyaan maalin walba, iyo waxa aad halkan Ku soo dhajisay maanta bal maxay Ku kala duwanyihiin? Mise kiiska ayaad iska waaleysaa! In aan ku caayayo ha u qaadanin laakiin tuulo la xayeeysiiyo 24/7 Soomaalinomo ma'aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this