Sign in to follow this  
Macallinka

Ahmed Diriye oo kadigay Mooshinka kadhan ah PM

Recommended Posts

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ayaa ugu baaqay baarlamaankla Soomaaliya inay ka laabtaan mooshinka ay ka wadaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon.

 

Mooshinka Xildhibaanada ka wadeen Ra’iisul Wasaaraha ayaa labadii maalmood soo xoogeysanayay, iyadoo Hotelada muqdisho ay ka socdeen shirar gaar gaar ah iyo abaabulo ay Xildhibaanada wadeen.

 

“Baarlamaanka dhibaato u joog yuu noqon waxaa ka codsanayaa walaalaheen inay joojiyaan, oo ay ka laabtaan mooshinka, eedeynta badan hala dhaafo”ayuu yiri Axmed Diiriye oo uu sheegay inuu maqlay wararka sheegaya mooshinka laga wado Xukuumada.

 

Ururada Bulshada rayidka oo shalay Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa war ka soo saaray mooshinkan, iyagoo ugu baaqay Mudanayaasha Baarlamaanka inay joojiyaan qalalaasaha, mooshinka ay wadaan uusan aheyn mid xaq ah.

 

axmed diiriye

 

Dhinaca kale Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa bilaabay inuu taageero ka raadiyo Mudanayaasha baarlamaanka qaarkood, iyadoo tan iyo xalay shirar ka socday xafiiska, waxaa la leeyahay cabsida laga qabay mooshinka hada waa yaraatay, markii la xaqiijiyay tirada xildhibaanada ee la haayo ee is hor-taagi kara mooshinka hadii baarlamaanka la horgeeyo.

 

Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya ayaa codka kalsoonida ku weyn kara saddex dalool labo dalool oo ah in 139 uu ku weyn doono xilkiisa.

 

Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa hadal hayay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha, kaasoo diyaarintiisa wali socoto, inkastoo aan loo gudbin Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Bal dadka ku qanacsan inuu Diriye matalo ka waran ? I firmly believe Somali ma kala wanaagsana ee waxaa kala wanaagsan dadka ay talada u dhiintaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Macalinka, I never said Faroole is my fan, for your info, he is not, get another line sxb, Benazir Bhuto(Allah ha u naxariisto), Maputo Seko Seko, and Mugabe were/are my fans, no one in Somalia is my fan(never was or had one), at least you know that for now, leave odayaasha qabyaaladaha alone, Diiriye ayaad maanta naf ka raadisey waa dhibaato, for your info, PM cid ridi karta ma jirto nor Faroole or anyone else I support the PM to stay, marka Diiriye iskaga har, adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sensei;949839 wrote:
Bal dadka ku qanacsan inuu Diriye matalo ka waran ? I firmly believe Somali ma kala wanaagsana ee waxaa kala wanaagsan dadka ay talada u dhiintaan.

yaa ku qanacsan? He doesnt represent anyone saaxiib i can call the saxaafadda right now and have a press conference that doesnt mean jack shid innit ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@Diriye ayaa naf ka raadisay. Horta isku xishood ninyahoow, Diriye wa nabadoon reero dhan oo culumo iyo caamo leh ay doorteen marka inaad u aflagaadayso waa arin xun oo qoom dhan meel oga dhacayso.

 

Teede kale i have never said Diriye was my favorite get your facts clear taa waa mid. Haadad leedahay maxaa hadalkiisa u soo dhajisay taa waan kaaga jawaabi oo waxaa weeye shalay aa la soo dhajiyay in Faroole uu kahadlay mooshinka la qooshayo markaasaa dadkii aan isla niqiinay furka tuurteen markaas bay dhaheen qolada xamar joogta iyo madaxwaynaha ayaa ka danbeeyo mooshinka marka anoo taa kaduulaya ayaan warkiisa soo dhajiyay.......hadaad leedahay waan ku khaldanahay fadlan cadee khaladykayga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ even Oba there is saying Diiriye doesn't represent anyone, why would you take what he said to be valid then, ima aadan fahmin wali sxb, just saying odayaal ka shaqeeyo iney qabyaalad(not qabiil) matalaan waxooda waxba lagama soo qaado loomana isticmaalo against anyone, I think you will agree with me, any odey dhaqmeed oo isku sheego inuu beeshiisa matalo in a qaybaalad format is not an odey dhaqmeed sxb, lets keep it clean.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this