Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wah Wah Wah

Recommended Posts

Salaan...

 

I see Soomaali shactiradeed had been put a hold in these days in this particular section. Hmm...Calaa kuli xaal kuwaan aa soo dhiitiye qabsada bo.

__________________

 

Gabar Reer Waqooyi aa waxeey aroostey wiil Xamari eh. Todobaadka intii lagu jiray waxaa todobaadkaas ka bixinaayi gabarta walasheed. Qadada maalintaas iyadii lee karisay. Xariifkii Xamari aa imaadey, oo usoo fadhiistey qadadiis. Wuuba ogaa ee in dumaashidiis ay qadada u karisay, markaas masoo boodaayo hee, mana kuu dhahaayo, "Alla, doorada dumaashideey macaanaa!" :D:D

 

Xariiftii maxaa u dhiman hee, sheekada dooro ayba gaartey nooh. Intee saniftey ay cuntadii ay cuneysay ku farjisay bo. Ar xariifta xanaaq daradiis ay u baxday oo labisitay oo guriga hooyadeed aadey.

 

Markii minankeed tagtey, sheeko intii bilaabin ay waalidkeey ku biloowdey, "Wax saqajaan ah oo waxba ay barin ayay soo xaraysatay!"

 

Wareer badanaa.

________________

 

Xariif xayoow eh aa wuxuu arkey xariifkoo canjeex {sheekada qabiil ay ku fiican tahay, lakiin qabiilada magacood ma sheegooyo, waa ila kasteen aa filaa} oo qori cusub tijaabinaayo, cirkana u ridaaya. Markaas asagoo yaaban ku dhahay, "Yaa! Nabee Eebaheey {Ilaahey} caqloo lahaa mugoow cirkiisaa fogaystey hadii kale canjeex mug horaa ka bubujin lahaa." :D:D

 

Istaqfurlaahul Cadiim.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA,abaa dhiitis lee maad kujiree,waabad soo xadee miyaa shactirooyinka,acuudka,adaaba keenay war! :D;)

 

that was really funny,especially the last bit!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

HEHEHEH!!

 

Waraa waa kadartee!! yaah..dhore waaxid.

 

Alabta cirkla idishay yaah!..ar xayoow daacadsanaa..iska dhaaf hee adeer yaasheey..

Share this post


Link to post
Share on other sites
ooyaaye   

Xabadkoo Reer Waqooyi ha imaado ba xamar iyoo soon ah. markusuu aaday TARAAWIIXDA. markii salaada cisho la dhameeyay ayuu fadhiistay gadaal. markaasaa la bilaabay TARAAWIIXDII.. xariifkan waligiis ma arkin TARAAWIIX la tuganaa.. intuu cabaar fiirsaday ha iska shubo. HARGEESUU ku laabtay. Saaxiibadiis ayaa XAMAR ka wareestay. Abuu heeloogii intuu soo booday ayuu yiri..... Wardee waa meel qorxan oo daaro dheer dheer leh lakinse dee waa naga SALAAD CISHO BADAN YIHIIIIIIIN LOL.....

 

Abuu heeloow kale oo reer waqooyi ah ayaa waxuu imaaday koo reer xamar ah oo TIMO JARE leh ayuu waxuu ku dhahay madaxa ii jar. kii wuu u jaray ka bacdiina waxuu ku dhahay..

 

Reer-W: Wardee maad madaxa noo feertid?

Reer-X: Yaqeey aniga wax ma feero see camalkaa abaa?

Reer-W: Waryaahee hadaadan madaxa ii feerin dee lacag kuma siinaayo ii madax ii feerdee .

Reer-X: Yaqeey daacad mee kaa tahay arintaa saxiiboow. Mugoo waxaa ka heshaa wax ha iga siin hee. kii reer xamarkii waxuu u wacay xariifkoo laga danbeeyo xaafada.... MACOOW kan feer aas dadka lacag ku siiyaa ee ma ka faro qabsatidoo abaa. xariifkii reer waqooyiga sii jeeso ha la dhaho. markuu sii jeestay jeegada iyo madaxa meesha ay iska galaan ha la qarxiyo. ninkii isbitaal lee ha lageeyo... askari ayaa arintee loo sheegay... (feer) af reer waqooyiga shanlo ayeey u yaqaanaan xariifkaana feer ka caadiga aas u mooday lol.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
ShayShay   
smile.gifsmile.gif LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL oyaaye dat was a GOOD one..walaaaaaaahi WEY naga salaaaad cisho badanyihiin kulahaaaa KIX KIX Kix...waraaa oyyaaaye fiiri SXB...KII dhahay Waaaaar dee MAdaxa noo Feeer adiga amuu ahaaa oo markii lagu qaaciyey aa oohin bilowday....is dat How ya Get da name ????JUST Kiddin' ha ubixin walaalkiis...EYO Miskiiiin yourz was of da HOOK TOO SXB smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Ducaysane:

Buuxo posted:

MMA, hayee jokes kaaso kale manoo heysa?.

 

What will he get in return?

Now that is funny...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...

 

 

MMA, first joke, VERY LAME...Second one, VERY VERY VERY FUNNY...Ilaahaan kugu dhaarshay laakiin 2002 saas maa eheed waaba yaabee...Ha isoo marin... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

This is a true story......

 

Wiil reer waqooyi ah baa la saaxiib ahaa tu yar oo reer xamar ah.Maalin maalmaha ka mid ah ayuu kii yaraa is yiri la hadal jaceylkii.He picked up the phone and called the girls house.Midko la dhashey gabadha answered the phone.

RW:Salamu caleykum

RX:caleykumu salam

RW:Walaal Xawo ma joogtaa

RX:Haa aboowihiis

RW:Ma la hadli kara

RX:Haa walaalkiis then proceeds to call out Xawo

 

RX:XAWOOOO,XAWOOO and the mother in the other room answers

Mamada:Waraa Aweys Xawo maxaa ka rabtaa

RX(Aweys)Telephone aa u yaal

Mamada:Fiiri Xawo musqushey ku jirtaa waa xarahoysaa ku soo celi dheh...

 

Aweys picks up the reciever

RX(Aweys)Fiiri aboowihiis Xawo musqushey ku jirta waa xarohoysaa 10 daqiiqo ku soo celi......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this