Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Suicide car bomb hits Mogadishu+heavy casualties.

Recommended Posts

Breaking news Suicide car bomb hits Mogadishu+heavy casualties.

 

Car bomb hits official convoy in Somali capital-witness

ReutersReuters –

Reuters/Reuters - A Somali soldier runs near the scene of a deadly blast in Mogadishu April 14, 2013. At least 16 people were killed as two car bombs exploded outside the law courts in Somalia's capital Mogadishu …more

 

MOGADISHU (Reuters) - A car bomb exploded at a busy road junction in the centre of the Somali capital on Sunday, apparently targeting a convoy of vehicles carrying officials, witnesses said.

 

A Reuters photographer said he could see three people lying motionless near the wreckage of four burning cars.

 

There was no immediate claim of responsibility but the attack bore the hallmarks of al Qaeda-linked insurgents who have kept up a campaign of guerrilla-style bombings and killings since they were pushed out of the capital under military pressure.

 

"A car bomb hit a convoy of official cars as they passed through the 'Kilometre 4' junction," shopkeeper Ibrahim Hussein told Reuters.

 

Gunfire rang out in the Kilometre 4 neighbourhood, Mogadishu's commercial and administrative hub, immediately after the blast. The Turkish Embassy is located about 100 metres from the blast site.

Share this post


Link to post
Share on other sites

At least 10 killed in Mogadishu suicide bombing

 

AFP NewsAFP News –

 

Around 11 people were killed Sunday when a suicide attacker rammed a car laden with explosives into a government convoy at a busy junction in the Somali capital, police said.

 

"Several people have been killed, the blast was big, we are gathering details but the number of those killed is around 11," police official Mohamed Adan said.

 

The blast is the latest in a string of bloody attacks in the seaside capital, where Al-Qaeda linked Shebab insurgents have vowed to topple the government and have set off several bombs and launched guerrilla-style strikes.

 

Adan said that the people inside the armoured government car targeted by the attacker had survived.

 

The car exploded close to a police station at the central K4 roundabout, a busy part of Mogadishu where many people gather to drink tea at roadside stalls.

 

Other police officials said that at least 10 people have been killed.

 

"I saw eight bodies including a woman, some of them were burned very badly by the fire from the explosion," said eyewitness Ali Yusuf. "It was a terrible sight."

 

An AFP reporter on the scene said that the armoured car hit in the attack had been damaged with its back windows blasted out.

 

Abi Mohammed, commissioner of the city's Hodan district where the car exploded, confirmed that a "car bomb targeted an armoured car with a senior delegation" inside.

 

It was not immediatly clear who had been in the armoured car targeted by the attacker.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qarax Ismiidaamin ah oo Khasaare badan Geystay oo ka dhacay Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho

 

Axad, May 05, 2013 (HOL) — Ugu yaraan 10-qof oo uu ku jiro qofkii qaraxa fuliyay ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid ay wateen howlwadeenno ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana gaadiidka la beegsaday ka mid ahaa gaariga wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

 

Qaraxan oo ahaa mid si aad ah looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay isgoyska KM-4, waxaana dadka ku dhintay ku jiray dad shacab ahaa oo saarnaa gaadiidka dadweynaha oo halkaas marayay.

 

Ma jiraan wax khasaare ah oo soo gaaray howlwadeennada dowladda ee halkaas marayay, iyadoo sidoo kale la sheegay in halkaas ay marayeen gaadiid ay la socdeen wafdi Turki ah, kuwaasoo ku socday safaaradda Turkiga uu ku leeyahay Muqdisho oo 100-mitir u jirtay halka uu qaraxu ka dhacay.

 

"Gaariga wuxuu ahaa mid yar, waxaana uu daba socday gaadiid waday wafdi, si kaddis ah ayuu ugu qarxay goobta, dhegaha oo dhan ayaa na xirmay, runtii wuxuu ahaa qarax weyn oo aanan dhawaanahan maqlin," ayuu yiri Cumar Salaad oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa isgoyska KM-4 markii uu qaraxu dhacayay.

 

Saraakiil ka tirsan kuwa dowladda ayaa goobta soo gaaray, iyadoo markaas kaddib halkaas laga qaaday maydadkii dadkii dhintay iyo kuwii dhaawacmay halkaas laga qaaday, waxaana goobta oo dhan xiray ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

 

Mas'uuliyiinta dowladda ayaa weerarkan ku eedeeyay Al-shabaab, inkastoo Al-shabaab aysan weli ka hadlin weerarkaas inay ka dambeysay iyo inaysan ka dambeyn, balse hoggaamiyaha kooxdan ayaa ku boorriyay xoogaggooda inay xoojiyaan weerarrada ay ku hayaan dowladda iyo ciidamada AMISOM.

 

Weerarkan ayaa lagu soo beegay xilli waddooyinka Muqdisho oo uu ka mid ahaa Isgoyska KM-4 dib loo furay, kaddib markii hay'adaha ammaanka ay sheegeen inay heleen fariimmo sheegaya inay Al-shabaab doonayso inay qaraxyo ismiidaamin ah ka fuliso Muqdisho.

 

Xaaladda ayaa hadda deggen, iyadoo weli ay goobta ku sugan yihiin ciidamada dowladda oo u diidaya dadku inay halkaas maraan. waxaana goobta qaraxu ka dhacay lagu arkayaan gaadiid gubtay oo uu ku jiray kii ismiidaaminta lagu fuliyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What do you mean i am just posting the news updating the people,on the latest the target was the interior Minister this time he safe though. AUN to the killed people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faahfaahin Weerarkii Ismiidaaminta ahayd oo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Isgooska KM-4 ee Muqdisho

Waxaa na soo gaaray warar Faah-faahin ah oo ka soo baxaya Weerar Ismiidamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo goordhow ka dhacay Isgooska KM-4 ee Magaalada Muqdisho .

 

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo uu waday qof isa soo miidaamiyay lalana eegtay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya.

 

Inta la og yahay 11 qof ayaa ku dhimatay 20-kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray kuwaas oo loola cararay Isbitaalada kala duwan ee Magaalada Muqdisho.

 

Afar gaari ayaa ku burburay qaraxa oo mid ka mid ah uu lahaa wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, balse wasiirka xilligaas ma uusan saarneyn gaariga.

 

Xaalada Goobta uu Weerarka Ismiidaaminta ah ka dhacay ayaa ah wali mid kacsan waxaana halkaasi buuxa Ciidamo badan oo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo xiray halka uu qaraxu ka dhacay kana bilaabay baaritaano xoogan.

 

Qaraxa ayaa imaanaya iyadoo ciidamada ammaanka ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay maalmihii la soo dhaafay howlgallo lagu adkeynayo ammaanka ka wadeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

Ilaa hadda lama oga cidda rasmiga oo ka danbeeysay qaraxaas, islamarkaasna masuuliyiinta DF iyo Xarakada Al-Shabaab-na wali labadaba wax war ah kama aysan soo saarin Weerarkan ismiidaaminta ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

XX i am wondering how much you paid for posting these dreadful news. It is always you and co.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weerarkan ayaa lagu soo beegay xilli waddooyinka Muqdisho oo uu ka mid ahaa Isgoyska KM-4 dib loo furay, kaddib markii hay'adaha ammaanka ay sheegeen inay heleen fariimmo sheegaya inay Alshabaab doonayso inay qaraxyo ismiidaamin ah ka fuliso Muqdisho.

Maalmihii u dambeeye jidadka waa weyn waa wada xirnaayeen nabadsugid daraadeed iyo iyadoo laga war helay in waxaan oo kale lasoo wado. Shalay ayaa dib loo furay, maanta waa tan. Acuudi bilaahi.

 

Xamar qaraxyadaan kama dhamaanayaan intee kuwaas Barbaarta la baxay degmooyinka Xamar qaarkood kaga suganyihiin ama awood weyn ku leeyihiin, sida Huriwaa, Kaaraan, Yaaqshiid iyo Dayniile.

 

Eebbe ha u raxmado masaakiinta iyo maatida lagu xasuuqay -- aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

They were clearly targeting the Qataris. London Conference better focus on funding the Police forces.

 

AUN to the victims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this