Sign in to follow this  
Aaliyyah

Shacabka Ceerigaabo oo Muujiyey Taageero Xoogan oo ay Siinayaan Maamulka Barakaysan ee Khaatumo

Recommended Posts

Aaliyyah   

Akkhristayaasha Sharafta leh waxaanu halkan dinku soo gudbinayna gabayo iyo buraanburo aad iyo qiimo badan oo loo tiriyey maamulka Khaatumo iyo waliba urur maxali ah oo ka hawl gala magaalada Ceerigaabo.

 

Gabayadan iyo Buraanburadan oo lagu soo ban dhigay Xaflada si heer sare ah oo lagu daah furaye dugsiga Dal-Kaab oo ah dugsi waxbarasho looguna talagalay in uu si tabarucaad ah dadka wax loogu dhigo ayaa lagu daah furay magaalada ceerigabo ee xarunta gobolka sanaag waxaana xafladan soo qaaban qaabiyeen masuuliyinta ururka Dal-Kaab iyadoo ay ka soo qab galeen cuqaal oday dhaqamedka magaalada iyo masuliyiin kale.

 

(Halkan Kadaawo Muuqaal)

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

They have the right to have a political opinion different to that of the mainstream society in Somaliland as long as they don't break the country's laws. Somaliland has people with all sorts of ideologies and they are all free to express their opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this