Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia: Mogadishu elders call for the withdrawal of the Kenyan troops from Somalia

Recommended Posts

Dowlada Kenya oo looga digay Faragelinta arimaha Jubooyinka

16. april 2013

 

Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya inay dalka isaga baxaan.

 

Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha Muqdisho ayaa sheegay in Kenya aysan ka shaqeynayn maslaxada iyo danaha umadda Soomaaliyeed sidaasi awgeedna ay qurux badnaan laheyd inay dalka isaga baxaan.

 

Wuxuu sheegay ujeedka Kenya inuu yahay maslaxad ay iyadu leedahay,iyaga oo adeegsanaya dad Soomaaliyeed oo gambaad ka dhiganaya sida uu Xaad sheegay.

 

Shirka ka socda Magaalada Kismaayo ayaa wuxuu ku sheegay inuu yahay mid aan dan iyo faa’iido ugu jirin dadka Soomaaliyeed,isaga oo ku celiyay in Dowladda Kenya ay ugu baaqayaan inay faraha kala baxaan tacadiga iyo dhibaatada ay ka wadaan Magaalada Kismaayo.

 

Magaalada Kismaayo ayaa hada waxaa ka socda shir looga hadlayo arimaha Jubbooyinka kaasi oo ay leeyihiin qaar kamid ah odayaasha kasoo jeeda deeganadaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why not call for the withdrawal of all foreign troops? I hate it when "elders" who don't have the education or wisdom interfere with governmental and regional issues, you inject all the ugliness of the early 90s back into a situation that needs diplomacy and extreme care.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this