Sign in to follow this  
Yunis

PM Saacid WARNED by Gedo region MP's for his assault on their community

Recommended Posts

Yunis   

Xildhibaan Maxamuud Cali magan oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa ka biyo diidey maamul uu raysal wasaaraha DF Somalia u magacaabay gobolka Gedo ka dib booqasho uu ku tagay Garbahaarey. idlhibaanka oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da laanta Afka- Somaliga ayaa dhaliiley go’aankii DF Somalia ugu magacawdey maamul KMG ah gobolka Gedo.

 

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay inuu safarka Ra’iisul wasaaraha horey usii raaceen 3 xildhibaan oo ka mid ah 10-ka xildhibaan gobolka Gedo iyo Jubbooyinka ugu jira baarlamaanka dalka Soomaaliya, isagoona intaasi raaciyey in maamulka degdega loogu dhawaaqay ee Gedo xittaa inuusan Saacid kala tashan sadexdii xildhibaan ee la socday. Taasina ay meesha ka saareyso xalaalnimada maamulkaasi cusub.

 

 

Xildhibaanada gobolka Gedo waxaanahay 10, sadex inaga mid ah ayaa Saacid iyo wefdiga tagay Gedo horey usii raacday, Waxaana markii aan wareysanay in laga talogeliyey maamulka Saacid ku dhawaaqay ee Gedo, inoo sheegeen inuusan jirin wax ay arrintaasi ka ogyihiin oo laga weydiiyey. Haddaba sow ma cadda in maamulkaasi yahay mid ay jeebka ku wateen Saacid iyo wasiirkiisa arrimaha gudaha” ayuu yiri xildhibaan Maxamuud Cali Magan.

 

 

Mar uu ka hadlayey inay dowlada xaq u leedahay maamul u sameynta gobollada, iyaddoo si taxadar ku jiro arrintaasi horey loogu qaadayo, ayuu sheegay xildhibaan Maxamuud in nidaamka maamul magacaabista aysan xukuumada Saacid ka bilaabin magaalada ay dowlada fadhiso ee Muqdisho, sidaasi darteed aysan fahmeyn sababta kalifeysa in xukuumadan hadba ay gobol uga soo dhawaaqeyso maamulo degdeg ku dhisan oo waliba khilaafaad wata.

 

 

Waxaan kaala hadlayaa oo aan joogaa Muqdisho, waxay ka kooban tahay 16 degmo, waxaana wali maamulka haya dadkii horey u hayey ka hor dowladan cusub. Wax isbadel ah kama uusan sameyn Saacid iyo Xukuumadiisa, haddaba sidee ayey ku dhaceysaa inuu saacid maamul si xor ah loo soo doortay oo gobolka Gedo ka jira uu iska soo badelo, isagoona wax sharci ah u heysan” ayuu yiri xildhibaan Magan oo hadalkiisa soo watana waxaa uu yiri:

 

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

(Kismaayo24.com)......Mar uu ka hadlayey inay dowlada xaq u leedahay maamul u sameynta gobollada, iyaddoo si taxadar ku jiro arrintaasi horey loogu qaadayo, ayuu sheegay xildhibaan Magan in nidaamka maamul magacaabista aysan xukuumada Saacid ka bilaabin magaalada ay dowlada fadhiso ee Muqdisho, sidaasi darteed aysan fahmeyn sababta kalifeysa in xukuumadan hadba ay gobol uga soo dhawaaqeyso maamulo degdeg ku dhisan oo waliba khilaafaad wata.

 

 

” Garbohaareey waxa muddo badan ka jiray dagaalo aafeeyey magaaladaasi, waxaa sidoo kale gobolka Gedo ka maqan madaxdii dhaqanka iyo madaxdii siyaasada kuwaasi oo wada jira Kismaayo. Iyaddoo taasi ay jirto ayuu xitaa degmooyinka kale ee gobolka uusan tegin, oo kala soo tashan waxa uu rabo ayuu waxaa uu kusii daray ku dhawaaqista maamul ku yimid talada isaga iyo wasiirkiisa.”

 

Dhinaca kale waxaa uu xildhibaankan wax lala yaabo ku tilmaamay in maamulkii Gedo ee sida xorta ah lagu doortay ninkii guddoomiyaha u ahaa Xuseen Ismaciil Cabdi lagu colaadiyo inuu ku maqan yahay Kismaayo, halka kii kuxigeenkiisa ahaa Maxamed Abdi Kaliil oo ku fakar ah Saacid marka loo fiiriyo dhinaca maamul usameynta Jubbooyinka lagu abaalmariyo inoo noqdo Guddoomiyaha Gedo....

 

http://kismaayo24.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

The Ugas, the Cuqaal, the parliamentarians, the Ahlu Sunnah Waljamaaca leaders in Gedo are all against the recent Saacid moves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

He is the PM of Somalia. Its his job to rebuild the administration of Somalia. Its his constitutional respoonsibility. He has done that in Hiiraan, Bay, Shabelle's and Gedo,etc. Soon the rest of regions. Everytime a small clan elite has opposed serving only a particular interest, but they failed. Somali's want a governance and are fed up with clan based militias led by warlords and other clan leaders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Carafaat;933744 wrote:
He is the PM of Somalia. Its his job to rebuild the administration of Somalia. Its
his constitutional respoonsibility
. He has done that in Hiiraan, Bay, Shabelle's and Gedo,etc. Soon the rest of regions. Everytime a small clan elite has opposed serving only a particular interest, but they failed. Somali's want a governance and are fed up with clan based militias led by warlords and other clan leaders.

Really? Which constitution did you read? Somaliland's? Because that is definitely not what it says in the Somali federal constitution. This is a federal government, locals choose the governors.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Read the constitution and read also the statement of the Somali goverment. Its the responsibility of the goverment to build and appoint admins for first two years. Article 49 to 51. And then direct elections.

 

No where does the constitution state that clan conferences appoint a regional goverment. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The Zack, this Carafaat character is lying through his teeth as usual.

 

If you read Chapter 5: DEVOLUTION OF THE POWERS OF STATE IN THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA, you'll find the follwing;

 

In its first article, Article 48: The Structure of the State clause two says: No single region can stand alone. Until such time as a region merges with another region(s) to form a new Federal Member State, a region shall be directly administered by the Federal Government for a maximum period of two years.

As you can see, this has no effect on Jubbaland as it is 3 different regions.

 

Go to Article 49 we see the following in the respective clauses:

 

(5) Federal Member State boundaries shall be based on the boundaries of the administrative regions as

they existed before 1991.

 

(6) Based on a voluntary decision, two or more regions may merge to form a Federal Member State

In the same Article 49 clauses 1-4, it says that the federal government shall appoint a commission to study the boundaries of regions and the districts. This is only if it is different from pre-1991 districts and boundaries which is why clause 5 is there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalia, nice try. :D

 

Let me ask you when did the Al Shabaab occubied regions of Middle Jubba and partly occubied Gedo 'merge' with another region. Saxiib, this hastly organised conference is a clear day light scam to sabotage Somalias goverment. Instead of freeing the regions from Al Shabaab and consulting with the respective regions themselves. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this