Sign in to follow this  
Macallinka

Fanaanka Jooqle Oo Ka Badbaaday Isku day Dil‏

Recommended Posts

Fanaanka soomaaliyeed ee Jooqle shire jaamac ayaa waxaa uu ka soo kabanaya dhaawac ay u geysteen Koox aan la garaneen magalada Nairobi.

 

Fanaanka kooxda Qaylo dhaan ayaa waxaa uu dhawaanahan ku sugnaa magalada Nairobi halkaas oo ka waday barnaamijyo wacyigalin dhinaca arimaha bulshada ah,waxaana uu mudadaasi uu sameyay heeso badan oo la xiriira arimaha wacyigalinta.

 

Jooqle oo maanta aan qadka Taleefonka aan ku tiigsaday ayaaa ii sheegay in uu wanaagsan yahay Bulshada somaliyeed u mahad celinayo intii soo xustay iyo inta kaleba,waxaana uu rajeyay in ay ka guuleystan kooxo danbiilayaal uu ku sheegay.

 

“haa waan wanaagsanahay waxay isku dayeen in ay i dilaan Laba Tooreey ayeey igu dhufteen Garabka iyo Gacanta Bidix meel dusheeda ah,laakiin hada waan wanaagsanahay” ayuu hadalkiisa ku yiri Jooqle.

 

Mar aan wax ka weydiiyay cida sida rasmiga uu ugu tuhmaayo arintani ayuu sheegay in ay ka danbeeya waxaa uu ugu yeeray cadowga umada soomaaliyeed,isagoona si cad u sheegay in uu sii wadi doono Halkgankiisa la dagaalka dhib wadayaasha waxa uu ugu yeeray.

 

Ugu danbeytiina xaalada Fanaanka Qaylo-dhaan ayaa wanaagsan,waxaana uu joogaa guriga uu ka dagan yahay magalada Nairobi,isagoona wata hawlihiisa caadiga ah,waxaana uu shacabka iyo taageerayaashiisa u diray Salaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Macallinka;932579 wrote:
I saw him the other day in Islii. He is luck to have escaped in minor injuries , they wanted to eliminate him !

IS he still there. I saw him there last august as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this