Sign in to follow this  
shafici

When the two friends had a meeting with a girl.

Recommended Posts

shafici   

waxaa isla socday laba saaxiib ah. kadib markii mid kamid ah uu arkay saaxiibtiis. markaasuu kiikale ku yiri nin yahoow soo bax makhaayadsaan baan galaynaa barkee qoftaan saaxiibka la ahaan jiray baa ku jirtee. markay kursi ku wada fariisteen labadii sxb ka ahaa iyo gabartii.xoogaa wee waada sheekeesteen markaasuu is yiri hoos kursiga hoostiisa gacanteed kasalaax. markaasaa kiikale u maleeyay gabarta in ay salaax xeeso markaasuu qos lay. kii u malaynaayay in uuu gabarta gacan teeda heesto ayaa arkay kan oo qoslaayo. markaas ayuu ogaaday in uu haayo nin kaan gacantiisa markaasuu qanjuruufo ku dhajiyay. matkaasuu kiikale qeeliyay oo kacay. waxaan u malaynaa yaa in aad ka boga tiin tani . peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this